Video Updates

Ixtifaalka Mowliidka Nabiga (CSW) in Stockholm

Hits: 210 | Wednesday January 08, 2014 - 01:46:45
Waxaa magaalada Stockholm ee wadanka Sweden lagu qabtay Maalinimadii Sabtida taariikhduna ku beegnayad 04-01-2014-Taariikhda Hijriguna ahayd 1435-Rabiicul-awal-03 Munaasabad lagu weynaynaayay dhalashada Nabigeenii suubanaa CSW.

Click here to watch

Suuq Malay oo Casri ah oo Muqdisho laga furay

Hits: 135 | Wednesday January 08, 2014 - 01:36:19
Dowladda Ingriiska oo dib u dhistay kawaanka Malaayga ee Muqdisho (Mogadishu Fish Market).

Click here to watch

(VIDEO) Waxqabadka Wasiirad Fowsiyo Yusuf Aadan

Hits: 193 | Saturday January 04, 2014 - 12:28:18
BARNAMIJKA WAXQABADKA WASARADDA ARIMAHA DIBADA FOWSIYA XAAJI JANAAYO 03 1 2014

Click here to watch

Salaad Cali Jeele oo kushirbay Wadoyinka

Hits: 207 | Friday January 03, 2014 - 23:04:54
Xisbi loogu magacdaray Xisbiga Nabada iyo Dimuqraadiyada ayaa waxa ku dhawaaqay Xildhibaanki hore ee dowladi Kumeel gaarka Salaad Cali Jeele Daawo Shirib macaan badan

Click here to watch

Dood Mowliidka Nabiga mala dhigi karaa ?

Hits: 416 | Monday December 30, 2013 - 14:02:32
Dood kabaxday Tv-ga Universal oo ee ku doodayeen Laba Sheekh oo mid diidanaa in la muujiyo munaasabado dabaal deg ah maalinta uu dhashay Nabigeeni Muxamad (CSW) iyo Sheekh kale oo siweyn utaageersanaa isla markaana soo bandhigay adilooyin muujinayo inaanba shai la galin karin farxada iyo dabaal dega maalintaan kuweyn muslimiinta .

Click here to watch

Yaboohi Cabdi Tahliil oo ooyin Isu Badalay !!!

Hits: 210 | Monday December 30, 2013 - 13:47:55
TV_ga Horn Cable Xaruntiisa London ayaa noqday Tv-gi ugu horeeyay ee Soomaaliyeed oo barnaamij yabooh ah uqabta Fanaanka dhibaateesan ee Soomaaliyeed Cabdi Tahliil Warsame.

Click here to watch

Wariye Hareeri oo katagay Universal

Hits: 224 | Sunday December 29, 2013 - 01:28:38
Wariyaha Caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdisalaan Hareeri ayaa marki ugu horeesay kasoo muuqday Tv-ga xaruntiisa tahay magaalada Hargeysa ee Horcable.

Click here to watch

(Dawo Video) Ku Salaami Maayo !!!!

Hits: 315 | Saturday December 21, 2013 - 16:27:03
barnaamijka Xoog waran ee kabaxa Tv-ga afka soomalaiga kuhadla ee Kalsan uuna daadihiyo Wariye Nadaara ayaa waxa kadhacday dood hadal heyn culus reebtay kadib marki mid kamid ah ragi dooda kaqeybgalay uu diiday inuu salaamo ninka dooda ee wadaagayeen ,

Click here to watch

Drs Fowzia: "Midnimada Somaliya Waa Muqadas"

Hits: 182 | Wednesday December 18, 2013 - 20:12:27

Click here to watch

Internet Xawarihisa sareyo oo Muqdisho laga hergalinayo

Hits: 192 | Sunday December 15, 2013 - 13:21:05
deega Internetka xawaarihiisa dheereeyo (Fiper Optic) ee dhawaan Muqdisho ka howlgeli doono ayaa waxaa ka war bixiyaya Wasiirkii hore ee Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta C/qaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn). Jaahweyn Cabdulqadir Jaahweyn oo wareysi siiyaya Radio Bar Kulan ayaa wuxuu sheegay in dhawaan Muqdisho laga bilaabi doono adeega Internetka xawaarihiisa dheereeyo ee Fiper Optic loo yaqaano, howl gelinta adeega internetka ayaa waxey mareysaa gabgabo.

Click here to watch

Basaborka Somaliga oo Fiiso la'aan Kenya loogu safrayo

Hits: 210 | Saturday December 14, 2013 - 13:24:13
Madaxweynaha Dalka Kenya oo ku dhawaajiyay in Fiiso la'aan baasaboorka Soomalaiga loogu soo safri karo Dalka Kenya , warkaani oo ka farxiyay guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed kuwaasi oo dhib badan ku qabay safaradooda Kenya isla markaana qarash fara badan uga bixi jiray

Click here to watch

Fanaanad ku walacday aragtida Madaxweynihii hore Sh. Shariif

Hits: 180 | Thursday December 12, 2013 - 11:54:50
Dhacdo yaab iyo qosol dhalisay kadib marki Fanaanad ku walacday rafaadna u martay aragtida Madaxweynihii hore Sh. Shariif,

Click here to watch

Malawi oo doon Dagaal udiyaarsatay Somalida

Hits: 177 | Sunday December 01, 2013 - 13:32:14
Malawi oo doomo iyo maraakiib iibsanaysa si ay oga hortagto Soomaalida mise isaga dhiciso Tanzania

Click here to watch

Heesti ugu caansaneed Cali Naji oo leesku heesto

Hits: 189 | Saturday November 23, 2013 - 09:15:52
Fannaanka caanka ah ee Maxamuud Xaaji Cali Gaaywaroow ayaa bannaanka soo dhigay muuqaalka hees caan ah oo lagu magacaabo Calmasho, taaasoo uu horay u xaday Fannaanka da´da yar ee Cali Najiib, maadaama uusan muujin in heestani horay loo qaaday.

Click here to watch

Kala gadashada Xildhibanada oo Xowli Muqdisho uga socoto

Hits: 138 | Wednesday November 20, 2013 - 08:43:11

Click here to watch

Fadeexo Musharax Gaas Qabsatay

Hits: 231 | Sunday November 17, 2013 - 12:57:53
Musharaxa madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Cabdi Wili Gaas ayaa markale isku dayay inuu beeniyo hadalo uu hore uyiri iyadoo taana wax kama jiraan ka dhigtay muuqaalka warkani la socda

Click here to watch

Dabeelo iyo Duufaano kadhacay Puntland

Hits: 199 | Monday November 11, 2013 - 19:40:07
Duufaano iyo roobab ku dhuftay degaanada xeebaha Puntland

Click here to watch

Shukri Sindiko Hees Shirib Ah

Hits: 538 | Wednesday October 23, 2013 - 01:18:56
Fanaanada Da'da Yar ee Shukri Sindiko ayaa soo saartay hees Shirib ah oo sida ka muuqato miraheeda lagu muujinayo dowladnimada wanaaga ee leedahay

Click here to watch

Hibaaq oo soo saarta Hees Qiiro leh

Hits: 687 | Thursday October 17, 2013 - 10:52:21
Abwaanada Wadaniyada ah ee Caanka Hibaaq ayaa hees erayo qurux badan iyo muuqaal kurux badan xambaarsan kasameesay booqashadeedi Muqdisho

Click here to watch

Muharad Tagerayo Shumiska Wadoyinka

Hits: 402 | Sunday October 13, 2013 - 21:02:15
Banaanbaxa lagu taageerayo dhalinyarada isku shumiya dariiqyada sida reer galbeed oo ka dhacay wadanka Morooko!

Click here to watch

Wiligaa ma aragtay Geel Bil Jir Ah?

Hits: 292 | Sunday October 13, 2013 - 19:01:02
Geel Jira Hal Bil waa Muuqaal aad uxiisa badan oo aan uga abaal naqeeno Mudane C/rashiid Maxamed yuusuf oo kusugan Sweden

Click here to watch