Video Updates

Maxaa kala Qaaliyay xaafadaha Muqdisho?

Hits: 238 | Sunday October 06, 2013 - 23:43:57
Qaar kamid ah Gudoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa eed tirsaday iyadoo madaxda dowlada ee ku eedeeyeen ineysan xil iska saarin sara uqaadida qiimaha degmooyinkooda

Click here to watch

Sh: Umul oo dil lagu Xukumay

Hits: 273 | Saturday October 05, 2013 - 20:46:26
Ururka Alshabaab oo kubaaqay in ladilo wadaado ee kamid yihiin Sheekh umul iyo Sheekh Umul oo ka jawaabay arintaasi. Hoos kadaawo

Click here to watch

Xusen Shire oo Muqdisho yimid

Hits: 177 | Friday October 04, 2013 - 20:51:31
Alfanaan Xuseen Shire oo Muqdisho sidiiran loogu soo dhaweeyay

Click here to watch

Qomal & Hesti Xamar

Hits: 230 | Thursday October 03, 2013 - 12:16:35
Alfanaan Maxamed Axmed Qoomaal oo kusugan gudaha Magaalada Muqdisho ayaa soo saaray Heestiisi Muuqaal oo lagu xardhay muuqaalada Dabiiciga ah ee Muqdisho

Click here to watch

Odoyasha Sacudiga & Iibsiga Da'yarta Suriya

Hits: 192 | Thursday October 03, 2013 - 11:45:06
Naxdin: Gabdhaha dalka Siiriya oo laga iibiiyo odayaasha Sacuudiga.

Click here to watch

Qudbad Kayaabisay madaxweynaha

Hits: 131 | Wednesday October 02, 2013 - 07:23:42
Muwaadin Soomaaliyeed oo Qudbad Cabasho, Duco iyo talo kahor jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh

Click here to watch

Tababarka Kooxda LLPP Jeenyo

Hits: 139 | Tuesday October 01, 2013 - 05:56:30
Kooxda LLPP Jenyo oo tababar ku qaadaneyso Garoonka Konis stadium

Click here to watch

Nin Gubay Afar kamid ah Qoyskiisa

Hits: 159 | Saturday September 28, 2013 - 23:00:36
Nin Gubay Afar kamid ah Qoyskiisa

Click here to watch

Dhiig Bixinti Safiir Ameeriko

Hits: 174 | Monday September 23, 2013 - 14:52:36
Tv-yada laga leeyahay dalka Kenya ayaa barnaamij gaar ah ka sameeyay safiirka Soomaaliya ufadhiya dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Ameerika oo lasoo bandhigay muuqaalo katurjumaya sida xiligaan adag uu garab taagan yahay shacabka Kenya

Click here to watch

Maamo kaqoslisay Madaxweynaha

Hits: 216 | Monday September 23, 2013 - 09:53:28
Mamo Qurbajoog ah oo madaxweynaha kaqoslisay

Click here to watch

Weerarki Westgate In Niarobi

Hits: 196 | Sunday September 22, 2013 - 21:16:16

Click here to watch

Madaxweynaha Boqashadisi Roma

Hits: 194 | Thursday September 19, 2013 - 11:27:23
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Astaanti Qaranka Soomaaliya loogu soo dhaweeyay Roma

Click here to watch

Dagaalki Golaha Wakiilada Somaliland

Hits: 159 | Wednesday September 18, 2013 - 19:50:32
Laba xildhibaan oo ka wada tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii maanta feedh iyo laad isku daldalay golaha dhexdiisa markii hadalku ka taagtaagmay.

Click here to watch

Qadro Daahir oo Farxad la oysay

Hits: 292 | Thursday September 12, 2013 - 22:23:02
Fannaanada Soomaaliyeed ee caanka ah kana tirsaneyd Hoboladii Qaranka Waaberi Khadra Dahir Cige oo bartamihii bishii Agoosto si diiran loogu soo dhoweeyay xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Jigjiga, iyadoo munaasabad lagu soo dhoweynayay fannaanada ay ka dhacday halkaasi ay ka ilmeysay.

Click here to watch

Axmed Madoobe oo qaraxi kadib hadlay

Hits: 174 | Thursday September 12, 2013 - 19:31:33
Axmed Madoobe oo qaraxi kadib hadlay

Click here to watch

Sagootinti Hibaaq & Soo dhaweynti Hibo

Hits: 251 | Thursday September 12, 2013 - 01:59:37

Click here to watch

Halkee Buu Maraa Kufisigi Amisom ?

Hits: 656 | Thursday September 12, 2013 - 00:10:44

Click here to watch

Video: Go'aano kadhan ah Alshabaab

Hits: 107 | Wednesday September 11, 2013 - 23:54:28

Click here to watch

Hiba Nuura oo Ilmo kaqubatay

Hits: 179 | Tuesday September 10, 2013 - 20:53:22
Farxada Hiba Nuura ee booqashadeeda Muqdisho oo jiririco iyo ilmo kuriday .

Click here to watch

Al-Amriiki oo sir horleh kashifay

Hits: 230 | Friday September 06, 2013 - 19:14:01
Sir uu markale daaha ka rogay Abuu Mansuur Al-Amriiki

Click here to watch

Video: Qaraxyadi Gil Gilay Caawa Muqdisho iyo warar kale

Hits: 107 | Wednesday September 04, 2013 - 23:13:49
Waa War deg deg ah oo kusaabsan qaraxyo caawa gil gilay Magaalada Muqdisho iyo warar kale oo xiiso leh By Wariye Rashka

Click here to watch

Gabar Wariye ah oo sitoos ah isaga tuurtay Asturkil

Hits: 318 | Tuesday September 03, 2013 - 19:49:38
barnaamij live uga baxayay Tv ayaa waxa ka dhacday qiso yaab leh kadib marki gabadhi daadihineesay ee mar qura si live ah isaga dajisay asurki

Click here to watch