Maqaallo

DEREJO AAN DAA'IN KUU QORIN, DOONDOONISTEED DAL DHAN U DUMMI, MA DIRAC-NIMAA MISE WAA DOQONIMO???.

0 Visits: 2331 | Saturday July 26, 2008 - 11:52:46
Soomaalidu malaha sir ukala qarsoon haba yaraatee, qolo kasta iyo qabiil kastana waa lala socdaa qorsha hoosaadkooda ( ambition), waxey ayagu doonaan dunida haku maqashiiyaanee,

Read More »

Dadka Lixda lixaad qayb ka mid ah la'a,"Aawday xuquuqdoodii? Ma Isweydiisay?!' W/Q Ifraax Yusuf (Ifka)

0 Visits: 4532 | Saturday July 26, 2008 - 11:03:39
Bulsha weeynta degta geeska Afrika ma waxeey isku wada raaceen kala sooca iyo quursiga biliaadanka aysan lixdooda lixaad dhameen? Dadka Lixda lixaad qayb ka mid ah la'a aawday xuquuqdooda?

Read More »

Sir Culus Oo Ku Saabsan Aayaha Gobolka Sh/Dhexe

0 Visits: 8129 | Saturday July 26, 2008 - 10:50:57
Anigoo Ka mid Ah Dhalinyarada Ka soo jeeda gobolka shabelada dhexe si weyne ula socda waxyaabaha ka dhacaya gobolka sh/dhexe ,ayaan waxaan rabaaa inaan ogeysiiyo dadkeyga iska hurda shirqoolada uu cadawgu u maleegayo gobolka sh/dhexe.

Read More »

Dhallinta Mustaqbalka iyo Siyaasada Maanta (Faalada Qamiista)

0 Visits: 3423 | Thursday July 17, 2008 - 14:47:14
Waxaa maanta kusoo qaadaneena Faalaada Qamiista "Dhallinta Mustaqbalka iyo Siyaasada Maanta……"

Read More »

JAWAAB KU SOCOTO QORAALKII AHAA Yaa ka dambeeya mashruucyada lagu indho-tirayo shacabka Soomaaliyeed.???

0 Visits: 4015 | Tuesday July 15, 2008 - 19:20:52
Marka Hore waxaa salaamayaa Bahda Bogga warsheekh iyo dhamaan akhristayaasha

Read More »

labada garab ee isbaheysiga dib uxoreynta midkee gumeysi diid ah,midkeese gumeysi doon ah?

0 Visits: 2495 | Monday July 14, 2008 - 16:46:37
Garabka dhowaan wadanka Jabuuti ku saxiixay heshiiskii, ay goob joogga ka ahaayeen wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaliya iyo beesha caalamka waa garab dhex-dhexaad ah ( modern), laakin waxaa ka go'an inay geed dheer iyo geed gaaban u koraan sidii Ciidamada Itoobiye oo aan rabitaanka shacabka…

Read More »