Wararka

Ciidamo ka tirsan DFKMS oo isugu jira boolis & milatari taba barana usoo dhamaadee

0 Visits: 2752 | Monday July 14, 2008 - 10:09:43
War aanu ka helnay wasaarada-gaashaan-dhiga ee DFKMS ayaa waxaa lagu xusay in ciidamo farabadan ku soo fool leeyihiin dalka Somalia.

Read More »

Q,M oo walaac ka muujisey Arimaha Banu ,aadam ee ka taagan Soomaaliya,

0 Visits: 2946 | Monday July 14, 2008 - 10:05:34
War ka soo baxay xafiiska QM ee bini aadannimada u qaablisan OCHA ayaa lagu cambaareeyay weeradaasi, waxana lagu sheegay in ay Soomaaliya ka mid tahay waddamo bariga AFrika ku yaalla oo qarka u saaran in ay ka dhacaan dhibaatoyin dhanka bini aadannimada ah.

Read More »

Dadka Gacmaha iyo Lugaha la xirey kadibna La toogtey oo saaka laga heley Magaalda B/Weyne ee Gobolka Hiiraan,

1 Visits: 11225 | Monday July 14, 2008 - 10:02:55
Dadka la diley iyo kuwa la dhaawacey ayaa isugu jira Rag iyo Dumar kuwaasi oo lagu arkay saaka waaberigii xaafada Buundo weyn ee magaalada Baladweyne kadib markii sida la sheegay ay xalay kooxo hubeeysan ku toogteen halkasi.

Read More »

Xoogaga Maxkamadaha oo la wareegay maamulka degmada Jawhar kalana diray kii hore

0 Visits: 3682 | Monday July 14, 2008 - 10:00:05
Sababaha ayaan wali cadeyn ee ay ciidamada madaniga iyo maamulkiiba ay saraaakiila maxaakiimt ka tirsan ay ukala direen, hasa yeeshee warar hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ay saraakishu ku qanci waayeen howsha loo igmaday maamulkaasi oo ay gudan waayeen.

Read More »

Kooxo hubeysan oo fal laga naxo ka geystay degmada Qoryooley

0 Visits: 4413 |
Waxaa caawa degan xaaladda degmada Qoryooley oo galabta casir liiqii ay ka dhaceen falal dil ah, kaddib markii kooxo hubeysan bartamaha magaalada Qoryooley ku dileen oday 70-jir ah iyo haweeney u dhaxda wiil uu dhalay odaygaasi.

Read More »

Igad has given the warring factions in Sudan a 14-day deadline to reach a resolution.

0 Visits: 162 |
During the 42nd Extraordinary Assembly of the Intergovernmental Authority on Development (Igad) held in Entebbe on January 18, Sudan's conflicting parties were urged to convene and negotiate a resolution within the next two weeks. Additionally, Ethiopia was instructed to withdraw from its sea deal…

Read More »