Dadka la diley iyo kuwa la dhaawacey ayaa isugu jira Rag iyo Dumar kuwaasi oo lagu arkay saaka waaberigii xaafada Buundo weyn ee magaalada Baladweyne kadib markii sida la sheegay ay xalay kooxo hubeeysan ku toogteen halkasi.
Goobta la soo dhigey dadkani oo ah buunda isku xirta xaafadah magaalada Baladweyne ayaa waxaa soo buux dhaafiyay dadweyne aad u badan oo ka walwalsanaa sababta dadkani loo dilay waxaana ay magaalada Baladweyne,
Ma,ahan marka ugu horeysey ee la soo dhigo Dad dil toogasho loogu diley Magaalada B/Weyne ee Gobolka Hiiraan iyadoo horey Dad fara badan lagu sameeyey Falkaasi oo ay ka mid ahaayeen Macalimiin wax ka dhigi jirey Iskool ku yaalla Magaalada B/Weyne ee Gobolka Hiiraan .
Dadka Gacmaha iyo Lugaha la xirey kadibna La toogtey oo saaka laga heley Magaalda B/Weyne ee Gobolka Hiiraan,