Q,M oo walaac ka muujisey Arimaha Banu ,aadam ee ka taagan Soomaaliya,

0
Monday July 14, 2008 - 10:05:34 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2998
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Q,M oo walaac ka muujisey Arimaha Banu ,aadam ee ka taagan Soomaaliya,

    War ka soo baxay xafiiska QM ee bini aadannimada u qaablisan OCHA ayaa lagu cambaareeyay weeradaasi, waxana lagu sheegay in ay Soomaaliya ka mid tahay waddamo bariga AFrika ku yaalla oo qarka u saaran in ay ka dhacaan dhibaatoyin dhanka bini aadannim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War ka soo baxay xafiiska QM ee bini aadannimada u qaablisan OCHA ayaa lagu cambaareeyay weeradaasi, waxana lagu sheegay in ay Soomaaliya ka mid tahay waddamo bariga AFrika ku yaalla oo qarka u saaran in ay ka dhacaan dhibaatoyin dhanka bini aadannimada ah.

Muddo 48 saacadood gudahahooda ayaa waxa Soomaaliya lagu dilay saraakiil samafalayaal ahaa, kuwaas oo xaaladda ka dhigtay mid sii xumeysa, waxana hadda afduub loo heystaa dad aad u fara badan oo shisheeye iyo Soomaaliba isugu jira kuwaa oo u shaqeeya hay'ado Samafalayaan oo QM ay ku jiraan.

Marar badan ayaa waxa ay OCHA ka soo saartay qeylo dhaanta ku aaddan arrimaha Soomaaliya, iyadoo markanna lagu sheegay in ay tahay xaaladda meel halis ah oo haddii aan la damaanad qaadin ama wax laga badalin sida ay hadda wax ku socdaan in ay marxaladda noqon doonto meel wax laga qaban waaya

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip