Featured

Xildhibaanad Drs: Minna Xasan Shibis oo kulamo la qaadatay waxgaradka kasoo jeedo degmada Balcad (Sawiro).

0 Visits: 2533 | Friday December 02, 2016 - 23:01:47
Xildhibaanada Cusub ee dhawaan loo doortay baarlamaanka Soomaaliya Drs mina Xasan Shibis ayaa maanta waxey kulan la qaadatay qaar katirsan waxgaradka kasoo jeeda degmada Balcad ee gobolka Shabeelada dhexe.

Read More »

Xeebta Warsheekh oo mar qura soo jiidatay indhaha da'yarta Soomaaliyeed (Sawirro).

0 Visits: 5673 | Friday December 02, 2016 - 22:17:03
Xarunta Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxaa maanta gaaray dhalinyaro Soomaaliyeed kuwaasi oo isaga kala yimid qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliyeed kuwaasi oo socdaal ee ugu magic dareen kudalxiis dalkaaga kusoo gaaray xeebta quruxda badan ee Warsheekh.

Read More »

GALMAAX YOONIS OO GABAR GOB AH U DOORTEY XILDHIBAAN QARAN. (Qalinki Wariye Shiiqaalow)

0 Visits: 2256 | Friday December 02, 2016 - 00:18:40
Sacab, mashxarad iyo alalaas ayaa mar qura is qabsadey, is-marxabaysiin, is-gacan qaad {isa-salaamid} iyo isu-hambalyeyn ayaa bilaabatey, wey u qalantaa, wey istaahishaa iyo wey mudan tahay in MINA loo doorto Xildhibaan Qaran ayaa la isla dhex marayay, farxad iyo dabaal deg lagu soo dhaweynayo guusha…

Read More »

Kulan kulmiyay dhamaan Dariiqooyinka Ahlusuna Waljamaac ayaa Waxa ay kusoo gunaanadeen Siyaaradi Shariif Calawi (Q.2aad Sawiro).

0 Visits: 3422 | Saturday November 12, 2016 - 23:26:48
Siyaarada Shariif Calawi oo bilaabatay Maalinimadi isniinta ayaa waxa ay ku beegneed Banaanbaxa Siyaarada Galabnimadi Jimcaha iyadoo ay kasoo qeyb galeen Dhamaan Ahlu Dariiqa Meel Kasta oo ay joogtaan.

Read More »

Kulan kulmiyay dhamaan Dariiqooyinka Ahlusuna Waljamaac ayaa Waxa ay kusoo gunaanadeen Siyaaradi Shariif Calawi (Q.1aad Sawiro).

0 Visits: 3758 | Saturday November 12, 2016 - 23:20:48
Siyaarada Shariif Calawi oo bilaabatay Maalinimadi isniinta ayaa waxa ay ku beegneed Banaanbaxa Siyaarada Galabnimadi Jimcaha iyadoo ay kasoo qeyb galeen Dhamaan Ahlu Dariiqa Meel Kasta oo ay joogtaan.

Read More »

(Q.3aad) Ninkii i guursaday,wax walba oo noloshiisa ku saabsan, wuu iga qariyey!WQ/Khadar Aar.

0 Visits: 3118 | Saturday November 12, 2016 - 00:43:27
Qaybtii 3-aad. Qisooyinkan noocan ahi ,waa kuwo ku badan inta badan in ay bulshada ka dhex dhacaan,isla markaasi waxa ay u baahan yihiin in casharo laga barto,balse aan sheeko ahaan amma madadaalo aan loo qaadan.

Read More »

Ninkii i guursaday,wax walba oo noloshiisa ku saabsan, wuu iga qariyey!WQ/Khadar Aar.

0 Visits: 2800 | Friday November 11, 2016 - 00:43:27
Qaybtii 2-aad .waxana inoo waramaaya gabadhii ay sheekadani ku dhacday. Waxa aan ogaysiinaya dadka sheekadan akhrista in ay ka heli doonaan kana fa'idaysan donaan dhacdoyin isdaba joog ah oo inta badan ka yimaada xiliga guurka bulshadeena dhexdeeda.

Read More »

Dhalinyaro dalxiis utagay Xeebta Warsheekh oo muuqaalo nala wadaagay (Sawiro)

0 Visits: 4238 | Wednesday October 26, 2016 - 12:54:22
Warsheekh Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Sawiro Xiiso leh oo laga soo qaaday xeebta Warsheekh oo ah meel ku haboon Dalxiiska iyo damaashaadka

Read More »

Hannaanka Doorashooyinka 2016 - War-saxaafadeed

0 Visits: 1865 | Wednesday October 26, 2016 - 12:31:23
Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa dowlad gobaleedyada Puntland iyo Koofur Galbeed oo ku guulestay in ay soo doortaan Xubnihii u matalayey aqalka sare wuxuuna guddigu ugu hambalyeynayaa sida ay ugu dadaleen in ay qondada haweenkana soo buxiyaan.

Read More »

Qoraal:Kacaanka 21 Oktoober Dhib iyo Dheef

0 Visits: 1940 | Wednesday October 26, 2016 - 12:31:23
21 Oktoober dhib iyo dheef Sooyaal walba wuxuu leeyahay raad uu reebo, dhib iyo dheef laga dhaxlo. Haddaba afgambigii 21 Oktoober 1969kii, ayaa bulshadu ku ka la aragti duwan tahay, waxayna u qaybsan tahay saddex qaybood;

Read More »

Suuq cusub oo laga furay tuulada Maraweyn ee degmada Warsheekh

0 Visits: 2961 | Wednesday October 26, 2016 - 12:16:31
Gudoomiyaha degmada Warsheekh Col. Axmed Xuseen Axmed (Shiidka) iyo Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Amniga iyo Siyaasadda Muriidi Xasan Gurey ayaa maanta waxay si wadajir ah xariga uga jareen suuq cusub oo laga hirgeliyay tuulada Maraweyn oo ka tirsan tuulooyinka hoosyimaada degmada Warsheekh, kaasi…

Read More »

Xisbiga (AP) oo wax ka saxiixey heshiiska dib u qiimenyta sharciyada magangalyada 1600 qof ee soomaalida ah

0 Visits: 1783 | Monday October 24, 2016 - 14:25:53
Xisbiga Arbeiderpartiet oo ah xisbiga hela codadka ugu badan ee jaaliyada soomaaliyeed ee Norway xiliyada doorashada, ayaa kamid ah xisbiyada saxiisey heshiiska dib u qiimenyta sharciyada dadka soomaaliyeed ee tiradoodu ay gaareyso 1600 qof.

Read More »

(Sheeko): Waxey dhaheen wiilkaadu waa doqon, maantana waa sharci yaqaan ka shaqeeyaa safaarada Norway ee USA.

0 Visits: 3048 | Monday October 24, 2016 - 14:04:46
Waxaan maalin aan fogeyn ka qeybgalay kulan uu muxaadira ka jeediyey nin reer Burundi ah, Ninkaas oo wnooga sheekeeyay taariikh qabsatay qoyskiisa, gaar ahaan wiilkiisa. Waxaana is iri sheekadan waxay anfaci kartaa qoysas badan oo Soomaliyeed oo ku nool Norway. ninkaas reer Burundu wuxuu sheekadiisa…

Read More »

(Maqaal): Mahad Abuubakar Osman: Waxaa loo baahanyahay in la helo hogaamiyayaal dhallinyaro ah, oo matala bulshada soomaaliyeed ee Oslo.

0 Visits: 1913 | Monday October 24, 2016 - 14:04:46
Sida la xuso soomaaligii ugu horeeyay ee Norwey yimaada, waxa uu dalkan soo caga dhigtay 1970-tameeyadii, waxaana xilligaasi wixi ka danbeeyay ay soomaalida norwey ugu soo qulquleysay hadba heer iyo xaalada markaasi la taaganyahay.

Read More »

Xulka Sawirada Banaanbixi Siyaarada Sheekh Cabdi Celli & Sh: Maxamed ee Warsheekh (Daawo Sawirada)

0 Visits: 4209 | Sunday October 23, 2016 - 14:36:16
Xili Xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe lagu soo gaba gabeeyay siyaaradi Sheekh Cabdi Celi iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman ayaa waxa halkaan idinku soo gudbineenaa muuqaalo laga soo xulay kulan weynihi banaanbaxa siyaaradka Masha'iqda oo aad ka dheehan doontaan sidi aan…

Read More »

Daawo Xulka Sawirada Qidmooyinka Qur'aanka Kariimka ee Siyaaraadka Sh: Cabdi Celli & Sh: Maxamed ee Warsheekh 2016.

0 Visits: 2939 | Sunday October 23, 2016 - 13:44:16
Xili Xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe lagu soo gaba gabeeyay siyaaradi Sheekh Cabdi Celi iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman ayaa waxa halkaan idinku soo gudbineenaa muuqaalo aad ka dheehan doontaan sidi aan kala sooca laheyn ee qeybaha kala gedisan ee umada Soomaaliyeed uga soo…

Read More »

Soomaalida ugu badan ee sharciga dhalashada Norway lagala noqdey, waa la jaajuusey

0 Visits: 2616 | Thursday October 13, 2016 - 20:23:32
Waxaa maalintii shaley aheyd ku qabsoomey magaalada Oslo kulan xogbixin ah oo ay soo qabanqaabiyeen urur soomaali ah iyo ururka difaaca magangalyo-doonayaasha ee NOAS. Ururkii soomaalida ahaa ee soo qabanqaabiyey kulankan, waxay diideen in saxaafadu ay sawiro ka qaadaan, wax ka qoraan ama soo tabiyaan…

Read More »

SIYAARADA WALIYULAAHI SH.CABDI CELLI WAA KULAN-WEYNE AY MUSLIMIINTU U SIMAN TAHAY.

0 Visits: 3070 | Thursday October 13, 2016 - 20:01:54
Sanad walba marka la gaaro Bisha koowad (1) ee Hijriyada Islaamka ee loo yaqaano MUXARAM ama ZEKO idil ahaan waxaa daafyaha Caalamka si baahsan uga dhaca Siyaarada Caalimkii weynaa ee ummadda Soomaaliyeed AABBE SH. CABDIRAXMAAN BIN SH. CUMAR AL-CELLIYI, AL-QAADIRIYI, AL-WARSHIIQIYI, ka hor inta aan…

Read More »

Hadaad adigu norwiijinimo rabto oo aad jeceshahay, ana soomaalinimo ii ogolow.

0 Visits: 1923 | Wednesday October 12, 2016 - 01:35:24
Waxaa aad usoo badanayo dhalinyarada soomaalida ah ee guursata ajaaniibta aan soomaalida aheyn, gabdho iyo wiilalba. Waxaa muuqato in bulshadeena aysan sifiican ugu qanacsaneyn arintaas, ayaga oo tilmaamayo in laga dhexli karo dhaqan guur iyo cawaaqib fool xun oo soo wajahda dhaqanka iyo magaca soomaalida.

Read More »

SHIRQOOLKII LAGU DILAY MU'AMMAR QADAAFI IYO BEENTII LOOGU MARMARSIIYOODAY WEERARKII LAGU QAADAY DALKA LIIBYA.

0 Visits: 3944 | Wednesday October 12, 2016 - 00:30:09
Q-1-AAD. . Walaalayaasha iyo Saaxibada aan jeclahayow maanta waxaan idiinla qeybsan doonaa haddi Allah oggolaado Qormadan oo aad runtii xog muhiim ah ka heli doontaan.

Read More »

Jaaliyada reer Sweden oo taariikh lama iloobaan udhigay qurba joogta reer Warsheekh (Sawiro)

0 Visits: 3474 | Tuesday October 11, 2016 - 22:09:36
Kulan lacag wareejin ah oo ka dhacay Hoteelka Global ee magaalada Muqdisho, kulankaasi oo ay soo qaban qaabiyeen Waxgaradka, Culumaa'udiinka Dhalinyarada Iyo Haweenka ka soo jeeda degmada Warsheekh, oo ku saabsanaa deeq lacageed oo ka timid jaaliyada Sweden ee ka soo jeeda degmada Warsheekh, lacagtaasi…

Read More »

Ogeysiis: Siyaaradi Sheekh Cabdi Celli & Sh: Muxamad ee Gothenburg Sweden..

0 Visits: 2551 | Monday October 10, 2016 - 22:38:44
Waxa dhamaan Muslimiinta kunool waqooyiga Qaarada Yurub gaar ahaan Wadanka Sweden loogu bishaareynayaa in laqaban doono Xuska Caarifiinta cilmiga & Dariiqada iska dhaxashay ee Sh: Cabdi Celli & Sh: Muxamad Sheekh Cabdiraxman.

Read More »