- C/laahi cabdiqaadir shiikh maxamed ( koostaato ) iyo xaasikkiisa fowsiyo caweeye
- maxamed cabdilahi cabdiqadir
- liibaan cabdilaahi cabdiqwadir
- basir cabdilahi cabdiqadir
- ifraax cabdilaahi cabhdiqadir
- iqra cabdilahi cabdiqadir
- anisa cabdilahi cabdiqadir
- ikraan cabdilahi cabdiqadir
- Canab cabdiqadir shiikh maamed iyo caruurteeda oo kalaah
- safiya ibraahim xaaji
- sacdiyo ibrahim xaaji
- xafsa ibraahim xaaji jamiilo ibraahim xaaji
- ismaaciil ibraahim xaaji
- hooyo xaliimo shiikh cali
- abe cabdiqaadir shiikh maxamed ciise
- aabe xasan cali kahiye
- siciid cabdiqadir shikh maxamed
- axmed cabdiqadir shiikh maxamed
- Foos cabdiqadir shiikh maxamed
- Eng: abuukar mahdi maxamed
- IYO WALIBA wariye Axmed khadar
Dadkan oo kala jooga holland , galkacyo , sweden , koonfur afrika iyo waliba degaanka bandiiradleey waxay tahniyad dhalasho u dirayaan aabe liibaan xasan caweeye iyo Ardo cabdiqaadir shiikh maxamed oo wiil ugu dhashay magaalada nairobi ee dalka kenya , wiilkaas oo loogu magacaabay axmed liibaan caweeye (axmed badal) ayagoo ugu duceynaya in uu ilaahay ka dhigo kii Diintiisa ,dalkiisa iyo dadkiisa iyo walaidkiisa adeeco ka dhigo , anaguna waxan leenahay amiin amiin amiin !
HANBALYO......HANBALYO