Tahniyad

Aroos: Max'ed Sh: Cisman & Sahro Muxyidiin Max'ud

1 Visits: 8112 | Monday July 09, 2012 - 21:46:22
Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad kal iyo laab ah hawada umarinayaan arooska iyo aroosada Maxamed Sheekh Cisman Sh: Maxmed (Lajeclow) iyo Aroosadiisa Sahro Muxyidiin Maxamud oo dhawaan ku aqal galay degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Read More »

Siid Abukar Axmed Sh: Abukar

0 Visits: 6567 | Tuesday May 01, 2012 - 15:32:46
Hambalyo, Dhamaan maamulka, iyo shaqaalaha shabakada Warsheekh waxey hambalyo dhalasho oo farxad leh halkaan umarinayaan Aabe Axmed Sheekh Abuukar iyo Hooyo Sacdiyo Sheekh Cisman oo wiil ugu dhashay degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Read More »

Maxa'ud Dahir & Sahro Sh" Qaasim

1 Visits: 9092 | Tuesday April 17, 2012 - 17:52:10
Hambalyo Hambalyo Hambalyo, waxa halkaan hambalyo aroos looga dirayaa arooska iyo aroosada , xidiga iyo xidigta, Alcaruus Maxamud Daahir Maxamed Cadaani iyo Caruusadiisa Sahro Sheekh Qaasim oo ku aqal galay magaalada Muqdisho.

Read More »

Aroos Aweys & Sacdiyo

0 Visits: 9537 | Sunday April 01, 2012 - 21:09:54
Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, Dhamaan maamulka, Shaqaalaha iyo aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey hambalyo kal iyo laab ah halkaan uga dirayaan Alcaruus Aweys Sheekh Cumar (Viera) iyo Caruusadiisa Sacdiyo Sheekh C/raxman oo aqalgalkooda kadhacay Degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Aweys & Sacdiyo

18 Visits: 12826 | Friday March 30, 2012 - 17:38:55
Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, Dhamaan maamulka, Shaqaalaha iyo aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey hambalyo kal iyo laab ah halkaan uga dirayaan Alcaruus Aweys Sheekh Cumar (Viera) iyo Caruusadiisa Sacdiyo Sheekh C/raxman oo aqalgalkooda kadhacay Degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Hambalyo Dhalasho Farxad leh : Maxamuud Maxamed Sh Cumar

0 Visits: 6067 | Monday February 13, 2012 - 20:17:00
Hambalyo Hambalyo Hambalyo waxaa hambalyo farxad leh hawada loo marinayaa Aabe Maxamed Sh Cumar iyo Hooyo Seynab Sh Cismaan oo dhawaan wiil ugu dhashay dalka South Africa gaar ahaan Capetown wiilkaas oo loo bixiyey Maxamuud Maxamed Sh Cumar Sh Muxamed Sh Cabdi Celi waxaana la leeyahay Maxamuud soo bar…

Read More »

Zubeyr Maxamed Axmed Drs Ramla Cumar

0 Visits: 4881 | Thursday January 26, 2012 - 19:26:10
Tahniyad Aroos oo ku socota Xidiga Ustaad Zubeyr Maxamed Axmed(Zubeyr Jaziira) Iyo Xidigta aanan ka dhicin ee Drs Ramla Cumar Maxamed oo Arooskooda iyo AQalgalkooda ka dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabeelaha Hoose, Taariikhdu Markey eheyd 26/01/2012 Ilahay Waxaanu uga baryeeynaa inuu…

Read More »

Fadumo Kheyr Asad SayId Max’ud Sh: Cabdi.

0 Visits: 4414 | Tuesday January 17, 2012 - 20:54:39
Hambalyo Hambalyo Hambalyo, dhamaan Asxaabta hoo kuxusan oo ay u horeeyaan Bahda maamulka, shaqaalaha iyo aqristayaasha shabakada Warsheekh waxey hambalyo dhalasho oo farxad leh halkaan umarinayaan Aabe Asan Sheekh Maxamud Sheekh Cabidraxman ow Cumar iyo Hooyo Shukri Muxidiin Cali oo gabari ugu dhalatay…

Read More »

Xasan Ax'ed Xasan iyo Zam-Zam Max'ed Ax'ed oo ku aqal galay Nairobi

0 Visits: 6451 | Saturday January 14, 2012 - 12:42:44
Waxaa tahniyad Cawo iyo ayaan leh hawada loo marinayaa Arooska iyo Aroosada Xiddiga iyo Xiddigta kala ah Xassan Axmed Xasan iyo Zam Zam Maxamed Axmed Rooble oo ku aqal galay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi isla markaana meherkooda uu ka dhacay isla Nairobi.

Read More »

Hambalyo Aroos: Maxamuud Shiiqaal iyo Naciima Axmed

0 Visits: 6171 | Thursday December 22, 2011 - 13:23:39
Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin ugu direynaa annagoo ah qaar ka mid ah waalidiinta, Walaalaha iyo Asxaabta Arooska iyo Aroosada Kala ah Maxamuud C/llaahi Maxamed Maxamuud Toosow (Shiiqaal) iyo Naciimo Axmed Xaaji Maxamed Muuse oo dhawaan ku aqal galay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi iyadoo…

Read More »

Tahniyad Aroos: Maxamuud Shiiqaal iyo Naciimo Axmed

0 Visits: 6648 | Monday December 19, 2011 - 12:35:52
Waxaa tahniyad Cawo iyo ayaan leh hawada loo marinayaa Arooska iyo Aroosada Xiddiga iyo Xiddigta kala ah Maxamuud C/llaahi Maxamed(Shiiqaal) iyo Naciimo Axmed Xaaji Maxamed Muuse (Naciimo Qaali) oo ku aqal galay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi waxaana uu nikaaxooda ka dhacay dalka Soomaaliya.

Read More »

Axmed Xasan Axmed & Shamso Xasan Axmed

0 Visits: 4685 | Tuesday September 20, 2011 - 19:59:23
waxaa halkaan tahniyad iyo bogaadin webka warsheekh ugu dirayaa xidiga iyo xidigta arooska iyo aroosada boqorka iyo boqorada axmed xasan axmed iyo shamso xasan axmed oo meherkoodu ka dhacay dalka iswedan

Read More »

Yuusuf Xasan Axmed & Shamso Xasan Axmed

0 Visits: 4593 | Monday September 19, 2011 - 20:29:16
Dhamaan Waalidiinta, Walaalaha iyo Asxaabta hos kuxusan waxey Cawa iyo Ayaan leeyihin Arooska iyo Aroosada kala ah Yuusuf Xasan Axmed iyo Shamso Xasan Axmed Arooskoodu kadhacay Dalka Sweden.

Read More »

Tahniyad Shamso Xassan iyo Axmed Xassan

0 Visits: 2813 | Monday September 12, 2011 - 16:48:00
waxaan tahniyad iyo bogaadin u dirayaa gabadhayda shamso xasan axmed iyo saygeeda axmed xasan axmed oo maherkoodu ka dhacay wadanka iswedhan 10 9 2011 malin sabdita

Read More »

Tahniyad Aroos Huda Cabdi Kariin Muxudin iyo Axmed Yusuf Xaaji

0 Visits: 1870 | Friday September 09, 2011 - 12:03:17
waxaan tahniya iyo bogado ugu direyna gabadhdada huda cabdi kariin muxudin. iyo seygeda axmed yuusuf xaaji.oo arooskuda ka dhacay boqortoyada sacudi arabiya gaar ahaan magalada jiddah tariqda marka ee ehed 2.9.2011 hawenki jimcaha ina soo dhafay

Read More »

Tahniyad Huda Cabdi Kariin iyo Axmed Yusuf Xaaji

0 Visits: 3033 | Friday September 09, 2011 - 12:03:01
waxaan tahniya iyo bogado ugu direyna gabadhdada huda cabdi kariin muxudin. iyo seygeda axmed yuusuf xaaji.oo arooskuda ka dhacay boqortoyada sacudi arabiya gaar ahaan magalada jiddah tariqda marka ee ehed 2.9.2011 hawenki jimcaha ina soo dhafay

Read More »

Tahniyada Mascud Macalin & Yurub Cumar

0 Visits: 2732 | Thursday September 08, 2011 - 19:43:10
farxiyo maxamud gurey Waxe tahniyad Udireysaa wiilka ay habar yarta utahay oo arooskuda ka dhacay dalka hooyo ee somalia muqdisha gaar ahaan dagmada madiina boqorka boqorata mascud macalin jaamac iyo yurub cumar xaaji

Read More »

Xamud Max'ed & Farxiyo Cumar Gacal

0 Visits: 4524 | Monday June 13, 2011 - 19:36:12

Read More »

Cumar & Xafsa Gacal iyo Xigal Idin Farax

0 Visits: 9783 | Saturday May 07, 2011 - 21:14:37

Read More »

Arooska Cumar Hanad iyo Xafsa

0 Visits: 11735 | Saturday May 07, 2011 - 21:03:14

Read More »