Hambalyo Dhalasho Farxad leh : Maxamuud Maxamed Sh Cumar

0
Monday February 13, 2012 - 20:17:00 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 6137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Dhalasho Farxad leh : Maxamuud Maxamed Sh Cumar

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo waxaa hambalyo farxad leh hawada loo marinayaa Aabe Maxamed Sh Cumar iyo Hooyo Seynab Sh Cismaan oo dhawaan wiil ugu dhashay dalka South Africa gaar ahaan Capetown wiilkaas oo loo bixiyey Maxamuud Maxamed Sh Cumar Sh Muxame

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Hambalyo Hambalyo waxaa hambalyo farxad leh hawada loo marinayaa Aabe Maxamed Sh Cumar iyo Hooyo Seynab Sh Cismaan oo dhawaan wiil ugu dhashay dalka South Africa gaar ahaan Capetown wiilkaas oo loo bixiyey Maxamuud Maxamed Sh Cumar Sh Muxamed Sh Cabdi Celi waxaana la leeyahay Maxamuud soo bar baar oo Noqo kii Waalidkiis, Dalkiisa, Dadkiisa iyo Diintiisaba anfaca Aamiin Aamiin Aamiin.
Dadka hambalyada diraya oo ugu horreeyaan Maamulka Shabada Warsheekh iyo qaar ka mid ah asxaabta Waalidiinta Maxamuud Maxamed Sh Cumar ayaa waxa ay kala yihiin sida tan:

1. Max’ud Sh: Ax’ed Yare (Agasimaha Shabakada Warsheekh)
2. Aweys Sh Cumar Sh Maxamed
3. Maxamed Sh Cismaan Sh Maxamed
3. Sh Abuukar Sh Axmed Yare
5. C/caziiz Macalin Daa'uud
6. C/raxman Xaaji c/llaahi (Farxad Webmaster-ka Shabakada warsheekh
7. C/raxmaan Sh Cali Sh Muxamed (Bile)
8. Cumar Sh C/raxmaan (Hanad)
9. C/raxmaan Sh Abuukar
10.C/qaadir Maxamed Xuseen (Kaabiiste)
11. Daa'uud Xaaji C/llaahi
12. C/raxmaan Shiine
13. Axmed Sh Daa'uud
14 Maxamed Sh Abukar
15.Cumar Sh Axmed Yare (Dr Caamir)
16. C/llaahi Sh C/raxmaan (Beenmasheege)
17. Axmed Sh Abuukar (Lagdamow)
18.Amiin Xaaji Baraan
19. Maxamed C/llaahi Boote
20. C/raxmaan Xaaji C/llaahi (Qoslaaye)
21. C/raxmaan C/llaahi Macalin (Suuxaaye)
22. C/raxmaan Axmed Xaaji Muxidiin
23. Cali Sh Axmed (Caliyare)
24.Siid Abuukar Sh Cismaan
25.Siid Cali Sh Cismaan
26.Axmed Daahir Sh Cumar
27.C/Naasir Sh Cumar

Dhammaan dadkaan iyo dad kale oo farabadan waxey hambalyo farxad leh hawada u marinayaan Aabe Maxamed Sh Cumar iyo Hooyo Seynab Sh Cismaan oo dhawaan wiil ugu dhashay dalka S/Africa gaar ahaan Cape town waxeyna leeyihiin Maxamuud soo bar baar oo noqo kii anafaca Waalidkiisa, Dalkiisa, Dadkiisa iyo Diintiisaba Aaamiin Aaamiin Aaamiin.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip