WAR CUSUB:-Khilaaf ka dhashay xisbi uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud

0
Sunday September 30, 2018 - 19:10:42 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1769
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR CUSUB:-Khilaaf ka dhashay xisbi uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud

    Wasiirka Dastuurka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray kaga hadlay Magaca Xisbiga Nabada iyo Dimuqraadiyadda ee maanta looga dhawaaqay ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Dastuurka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray kaga hadlay Magaca Xisbiga Nabada iyo Dimuqraadiyadda ee maanta looga dhawaaqay ee Magaalada Muqdisho.

Xisbigan maanta lagu dhawaaqay ayaa waxaa madax ka ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,balse Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa sheegay in Magaca Xisbiga Nabada iyo Dimuqraadiyadda uu horey u jiray isagana uu madax ka ahaa.

Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa bartiisa Facebook ku soo qoray War-saxaafadeed u qoran sidan:-

Ku :Xildhibaan Xasan Sh Maxamuud

Ka: Gudoomiyaha Xisbiga Nabada iyo Dimuquraadiyada Abdullahi Sheik Hassan

Og :Gudiga Doorashooyinka Madaxa Banaan

Mudana adiga oo mahadsan Xisbiga aad Magiciisa aad labaxday waa xisbi aad taqaano waana xisbigi aniga oo gudoomiya ka ah aad Madaxweyne wadanka ka eheed.

Waana Xisbigi Dowladaadi dhaliilaheeda Bulshada usoo bandhigi jiray.

Ilaa aad marki aad runtii u'addkeeysan weeyday aad amartay in leey dilo 15 August2015 4:00 habiinimo Nasiib wanaag teeyda oongelin darteed ayaa Alle iga badbaadshay Shirqoolki aad iisoo maleegtay hadana aniga oo Dhaqtar Nairoobi u'aady kasoo noqday 1 October isla sanadkaas waadigi Airporka ii dhigay Nabadsugid aan wax waaran Maxkamadeed ah wadan laakiin adiga amarkaaga kusheqeeyneesay taas oo u dhiganta afduub intaas kadibna waadigii amaray in Godk jilacow intaas oodhiba waxad iigu geeysatay in aan Xisbigaan aan Gudoomiye ka'ahaa hadan Maxisbiga ayaad Bilileqeeysaneeysaa Anaga aas aasnay oonool.

Layaab!!

Hada waxa layaab ah aniga oo kafikiraaya dhibaatadi aad iigeeysatay in aan sharciga kulatiigsado iyo in aan iska kaacafiyo miyaad waxad Go"ansatay in aad bilileqeeysato Xisbigi aan adiga wadanka xoog kuheesta Bulshada Magiciisa aan kaaga difaaci jiray waan ogahay in aaney aqoon yara kaa eheeyn laakiin maadaama aad Fashilantay in aad Sumcad karaadiso Xisbi adiga oon Siyaasad xataa kafikirin Bulshadu tiqiinay in'aad isku daydo in aad Bilileqeeysato.waa layaab.


Talo hadii aadan isku kalsooneeyn Xisbiyada dhisan kubiir .





Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip