Tahniyad Aroos: Bile Cabdi Subeyr iyo Seynab Yuusuf Goosaar oo Addis-ababa ku aqal galay

0
Friday March 11, 2011 - 20:04:09 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos: Bile Cabdi Subeyr iyo Seynab Yuusuf Goosaar oo Addis-ababa ku aqal galay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa halkaan tahniyad farxad leh hawada u marsiineynaa Arooska iyo Aroosada, Xidiga iyo Xidigta Boqorka iyo Boqorada kala ah Bile Cabdi Sheikh Subeyr iyo Seynab Yuusuf oo arooskooda kadhacay wadanka Ethiopia magaalo madaxdiisa Addis-ababa waxaana leenahay noqda kuwii isku waara ubaqad qeyr qabana hela Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaa tahniyada Diraya dadka kala ah:

Aabe Xaaji Cabdi Sheikh Subeyr

Hooyo Binti Nuur Xasan
Sh Muuse Nuur (Sh Muuse Cade)

Cismaan Muudey caraaye
Axmed Sh Cali Subeyr
C/llaahi Muudey Caraaye

Maxamed Cumar Aaray

Ibraahim Xaaji Cumar Halaf

Eedo Binti Shuceyb Xuseen

Nuune Muxamed Bilaal

Safiyo Axmed Nuur Jikre

Dhammaan dadkaas oo kala jooga Eurobe iyo Africa waxa ay tahniyad farxad leh hawada u marinayaan Arooska Bile Sh Cabdi iyo Aroosada Seynab Yuusuf Goosaar oo aqalgalkooda ka dhacay magaalada Addis-ababa ee dalka Ethiopia waxeyna leeyihiin Noqda kuwii isku waara oo kala hela Owlaad Baari ah Insha’Allaah Aamiin Aamiin Aamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip