Aweys & Sacdiyo

18
Friday March 30, 2012 - 17:38:55 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 12850
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aweys & Sacdiyo

    Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, Dhamaan maamulka, Shaqaalaha iyo aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey hambalyo kal iyo laab ah halkaan uga dirayaan Alcaruus Aweys Sheekh Cumar (Viera) iyo Caruusadiisa Sacdiyo Sheekh C/raxman oo aqalgalkooda kadhacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo, Dhamaan maamulka, Shaqaalaha iyo aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey hambalyo kal iyo laab ah halkaan uga dirayaan Alcaruus Aweys Sheekh Cumar (Viera) iyo Caruusadiisa Sacdiyo Sheekh C/raxman oo aqalgalkooda kadhacay Degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.
1) Maxamud Sheekh Axmed yare (Nairobi)
2) C/raxman Sheekh Cabdulaahi (Muqdisho)
3) C/rashiid Maxamed Yuusuf (Sweden)
4) Maxamud C/llaahi (Mas'uul Sare) (Italy)
5) Abwaan C/kariin Galeyr (Switzerland)
6) Xuseen Cadaan Ibraahim
7) Maxamud Axmed Xasan (Xuurshe)
8) Jabriil Maxamed Nuur
9) C/raxman Sheekh Ciise

Dhamaan Mas'uuliyiinta halkaan ku qoran tahniyad kal iyo laab ah udirayaan Arooska iyo Aroosada Aweys Sheekh Cumar iyo Sacdiyo Sheekh C/raxman oo habeenki talaadada 27/03/2012 ku aqal galay Degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho, Wiil iyo Caano

Fiiro Gaar ah, Fadlan hadii aa dooneyso inaa kaqeyb qaadato farxada tahniyada Aweys iyo Sacdiyo kusoo hagaaji E-mailada Shabakada Warsheekh , wemaster@warsheekh.com ama warsheekh10@hotmail.com


Sawirada Daawo

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Aweys_Aroos%20(1).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Aweys_Aroos%20(2).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Aweys_Aroos%20(3).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Aweys_Aroos%20(4).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Aweys_Aroos%20(5).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Aweys_Aroos%20(6).JPG

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip