Tahniyad Aroos:Maxamed Muudey Caraay iyo Aamino Sh Ibraahim oo Imaaraadka Carabta ku aqal galay

0
Tuesday March 22, 2011 - 18:39:26 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos:Maxamed Muudey Caraay iyo Aamino Sh Ibraahim oo Imaaraadka Carabta ku aqal galay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa tahniyad cawo iyo ayaan leh hawada loo marinayaa Arooska iyo Aroosada kala ah Maxamed Muudey Caraay iyo Aamino Sh Ibraahim oo aqal galkooda ka dhacay dalka isutaka Imaaraadka Carabta United Arab Emirates (UAE).

Tahniyada waxaa diraya qaar kamid ah Ehelada, Qaraabada, Asxaabta iyo dhammaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Caalamiga ah ee Warsheekh waxeyna dhammaan leeyihiin Maxamuud iyo Aamino noqoda kuwii isku waara Abkow iyo Abooto gaara Ubada qeyr qabana hela Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaa tahniyada farxada leh diraya dadka kala ah:


1) Hooyo Faadumo Shiiq C/maan
2) Aboowe C/maan Xaaji Maxumed Macow
3) Abaayo Sahro Shiiq Ibraahim iyo Seeygeeda
4) C/maan Shiiq Qaasim iyo caruurtooda oo kala ah
5) Maxamed C/maan Shiiq Qaasim iyo
6) Qaasim C/maan Shiiq Qaasim
7) Abaayo Khadijo Shiiq Ibraahim iyo Seeygeeda
8) Daahir Maxamed Xaaji Xussen
9) Abaayo Kaltuun Xaaji Maxumed Macow iyo Seeygeeda
10)DOCTOR Maxamed Abuukar Waasuge(XIDIG) iyo caruurtoodaoo kalaah
11) Muno Maxamed Abuukar
12) Sahro Maxamed Abuukar
13) Manaal Maxamed Abuukar


Dhamaan dadkaan iyo dad kale oo farabadan waxeey tahniyada kal iyo laableh hawada umarinayaan Arooskal iyo Aroosada, Xidiga iyo Xidigta Faraska iyo Geynyada kala ah Maxamed Muudey Caraaye Iyo Aamino Shiiq Ibraahim oo ku aqal galay dalka Imaaradka carabta waxeyna leeyihiin noqda kuwii isku waara ubad qeyr qabana hela Aamiin Aamiin Aamiin.


Waxaa iyana sidoo kala tahniyad kal iyo laab leh diraya
Hooyo Faadumo Maxamuud Cadow
Sadam Abuukar Waasuge
Khaalid Abuukar waasuge
Ubax Abuukar Waasuge
Muno Abuukar Waasuge(muno cadeey)
Raqda Abuukar Waasuge

Waxeyna dhammaan leeyihiin noqda kuwii isku waara ubad qeyr qabana hela Aamiin Aamiin Aamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip