Maxa'ud Dahir & Sahro Sh" Qaasim

1
Tuesday April 17, 2012 - 17:52:10 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 9117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxa'ud Dahir & Sahro Sh" Qaasim

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo, waxa halkaan hambalyo aroos looga dirayaa arooska iyo aroosada , xidiga iyo xidigta, Alcaruus Maxamud Daahir Maxamed Cadaani iyo Caruusadiisa Sahro Sheekh Qaasim oo ku aqal galay magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Hambalyo Hambalyo, waxa halkaan hambalyo aroos looga dirayaa arooska iyo aroosada , xidiga iyo xidigta, Alcaruus Maxamud Daahir Maxamed Cadaani iyo Caruusadiisa Sahro Sheekh Qaasim oo ku aqal galay magaalada Muqdisho. Hambalyada arooska ayaa waxa diraya asxaabta hoos kuxusan

HOOYO XABIIBO CUMAR SHIIKH
MAXAMED CUMAR SHIIKH IYO CARURTIISA
CABDI MAXAMED MAXAMUD [CABDI YARE] IYO XASKIISA
SAYNAB HILOWLE AFRAX IYO CARURTOODA
MARYAN XUSEEN IDOW IYO CARUUTEEDA
DAA UUD XUSEEN IDOW IYO XAASKIISA
MAYMUUN SHIIQ ABUUKAR CARURTOODA
C/MAN XUSEEN IDOW IYO XAASKIISA
XAAWOIYO CAURTODA
FADUMO XUSEEN IDOW IYO CARUURTEEDA
KHADIIJO XUSEEN IDOW IYO SAYGEEDA XUSEEN [JEESTO]
IYO CARUUTOODA
CABDULAAHI XUSEEN IDOWIYO XASKIISA QADIIJO [GANAY] IYO
CARUURTOODA
CUMAR XUSEEN IDOW
SACIDO XUSEN IDOW
KHADIIJO SHAA'B IYO SAYGEEDA
MAXAMUD XUSEENIYO CARUUTOODA
AAMINA SHAA/IB IYO SAYGEEDA IYO CARUURTOODA
SAYNAB SHAA'B IYO SAYGEEDA IYO CARUURTEEDA
SACDIYO MACALIN DAA UUD IYO SAYGEEDA IYO WIILKEEDA CABDI MAJIID
BATUULO MACALIN DAA UUD IYO CARUURTEEDA
CAASHO SHIIKH AXMEDYARE IYO SAYGEEDA IYO CARUURTEEDA
FOOS DAA UUD MAXAMUUDHADAFOW IYO SAYGEEDA IYO GABADHOODA SAABRIIN SAHRO MAHAMED AHMED FADUMA XAAJI ABDULLAAHI
FADUMO XAAJI AHMED

DADKAAS OO KALA JOOGO SOMALIA, MASAR, JIDA, DENMARK, NORWEY, ITALIA, SWEDEN IYO MAGAALADA LONDON, WAXEY HAMBALYO CAWO IYO AYAAN LEH HAWADA UMARINAYAAN ALCARUUS MAXAMUD DAAHIR MAXAMED CADAANI IYO CARUUSADIISA SAHRO SHEEKH QAASIM SHEEKH C/RAXMAN OO KU AQAL GALAY MAGAALADA MUQDISHO

SIDOO KALE TAHNIYAD TAN LAMID AH AYAA WAXA DIRAYO DHAMAAN MAAMULKA IYO SHAQAALAHA SHABAKADA WARSHEEKH IYAGOO EEBANA UGA BARYAY AROOSKA IYO AROOSADA INUU KADHIGO KUWI ISKU WAARA UBAD KHEYR QABANA KALA HELA , AAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIN.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip