Dhalasho Farxad Leh, Aabe C/qadir Kabisite & Hooyo Sahro Sheekh Cumar oo Gabar Ugu dhalatay magalada Capetown Wadanka Konfur Afrika.

0
Tuesday April 30, 2013 - 08:45:50 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3901
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalasho Farxad Leh, Aabe C/qadir Kabisite & Hooyo Sahro Sheekh Cumar oo Gabar Ugu dhalatay magalada Capetown Wadanka Konfur Afrika.

    Waxa tahniyad dhalasho oo farxad leh loo dirayaa Aabe Cabduqadir Maxamed Xuseen (Kaabiiste) iyo Hooyo Sahro Sheekh Cumar oo gabar ugu dhalatay magaalada Capetown ee wadanka Konfur Afrika .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa tahniyad dhalasho oo farxad leh loo dirayaa Aabe Cabduqadir Maxamed Xuseen (Kaabiiste) iyo Hooyo Sahro Sheekh Cumar oo gabar ugu dhalatay magaalada Capetown ee wadanka Konfur Afrika . Tahniyadani ayaa waxa dirayo asxaabta hoos kuxusan

1. Xuseen Sheekh C/raxman Maxamud Xaaji Maxamud (Kaloore)
2. Axmed Sheekh C/raxman Sheekh Muxumed
3. Xuseen Macalin Axmed Sheekh Cabdule
4. Maxamed Sheekh Cumar Sheekh Muxumed
5. Xasan Maxamed Xuseen (Xasan yare)
6. Cisman Sheekh C/raxman Sheekh Muxumed (Cismaanow)
7. C/raxman Sheekh Abuukar Sheekh Muxumed
8. Maxamed Xaaji Axmed Xaaji Maxamud
9. C/raxman Axmed Xaaji Muxidiin
10. Maxamud Cisman Maxamud Cade
11. Yuusuf Xaaji Shariif Cali Xaaji Maxamud
12. Maxamed Sheekh Abuukar Sheekh Muxumed
13. Maxamed Deeq Muuse Nuur (Deeq Darajo)
14. Maxamud xaaji Axmed Xaaji Maxamud
15. Cabduqaadir Sheekh Cabdulaahi
16. Aweys Sheekh Cumar Sheekh Maxamed

Iyo guud ahaan bahda Reer Warsheekh ee kunool magaalooyinka kala gedisan ee wadanka Konfur Afrika waxey tahniyad Farxad leh hawada umarinayaan C/qaadir Maxamd Xuseen (Kaabiiste) iyo Sahro Sheekh Cumar oo gabar ugu dhalatay Magaalada Capetown Gabadhaas oo loo bixiyay Faadumo, waxey leeyihiin Asxaabtaani Faadumo yariisey noqo tii dalkeeda, dadkeeda, iyo diinteeda Anfacdo , Aaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiin .


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip