Hambalyo Aabe Xusen Macalin & Hoyo Sahro Xusen oo Wiil ugu dhashay Muqdisho.

0
Monday April 08, 2013 - 10:47:14 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4888
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Aabe Xusen Macalin & Hoyo Sahro Xusen oo Wiil ugu dhashay Muqdisho.

    Waxa halkaan Hambalyo Dhalasho loo marsiinayaa Aabe Xuseen Macalin Abuukar iyo Hooyo Sahro Xuseen Ibraahim oo wiil ugu dhashay magaalada Muqdisho .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa halkaan Hambalyo Dhalasho loo marsiinayaa Aabe Xuseen Macalin Abuukar iyo Hooyo Sahro Xuseen Ibraahim oo wiil ugu dhashay magaalada Muqdisho . Tahniyada dhalasho ayaa waxa dirayo Waalidiinta, Walaalaha iyo Asxaabta hoos kuxusan .

1. Aabe Xuseen Ibraahim Cosobow
2. Hooyo Seynab Muuse Macow
3. Maxamed Xuseen Ibrahaim
4. Axmed Xuseen Ibraahim
5. Ibraahim Xuseen Ibraahim
6. Faadumo Xuseen Ibraahim
7. Nimcso Xuseen Ibraahim
8. Faadumo Hilowle
9. Abuukar Xuseen Ibraahim
10. Sahro Ibraahim Xuseen Ibraahim Cosobow


Dhanka kale waxa tahniyad tan lamid ah dirayo

- Aabe Macalin Abuukar
- Hooyo Aamino Cumar Maxamed
- Shukri Macalin Abuukar
- Fardowso Macalin Abuukar
- Istar Macalin Abuukar
- Xasan Macalin Abuukar
- Axmed Macalin Abuukar
- Falastiin Macalin Abuukar


Sido kale waxa tahniyad tan lamid ah dirayo Asxaabta Hoos kuxusan

1. Maxamed Jimcaale Hilowle (Diide)
2. Daa’uud Maxamed Maxamuud (Macaan Jecel)
3. Maxamed Cali Axmed Baraawe
4. Xasan Axmed Gacal (Caato )

Dhanka kale maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh oo isku duuban waxey leeyihiin Hambalyo Xuseen Macalin Abuukar iyo Sahro Xuseen Ibraahim oo wiil ugu dhashay magaalada Muqdisho kaasi oo loo bixiyay Musdaf Xuseen Macalin Abuukar , Musdaf Yare Noqo kii dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa anfaca , AAAAAAAAAAAmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin)


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip