Aroos: Max'ed Sh: Cisman & Sahro Muxyidiin Max'ud

1
Monday July 09, 2012 - 21:46:22 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 8138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aroos: Max'ed Sh: Cisman & Sahro Muxyidiin Max'ud

    Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad kal iyo laab ah hawada umarinayaan arooska iyo aroosada Maxamed Sheekh Cisman Sh: Maxmed (Lajeclow) iyo Aroosadiisa Sahro Muxyidiin Maxamud oo dhawaan ku aqal galay degmada Warsheek

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad kal iyo laab ah hawada umarinayaan arooska iyo aroosada Maxamed Sheekh Cisman Sh: Maxmed (Lajeclow) iyo Aroosadiisa Sahro Muxyidiin Maxamud oo dhawaan ku aqal galay degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe. Asxaabta tahniyada direyso aya waxa horkacayo

Maxamud Sheekh Axmed Yare
Maxamed Deeq Muuse
Maxamud Axmed Xasan
Jabriil Maxamed Nuur
C/raxman Sheekh C/llaahi
C/rashiid Maxamed yuusuf
Maxamud Cabdulaahi Cigale
Yaasmiin Siyaad Dhaqane
Fowsi Cabduqaadir Kulane
Feysal Ismacil

Dhamaan bahda Shabakada Warsheekh oo isku duubay waxey tahniyad kal iyo laab ah hawada umarinayaan Al caruus Maxamed Sheekh Cisman (Lajeclow) iyo Gacalisadiisa Sahro Muxyidiin Maxamud oo aqal galay 29-Jun 2012 degmada xadaariga ee diinta kutilmaaman Warsheekh gobolka Shabeelada Dhexe iyadoo eebe looga baryay iney noqdaan kuwi isku waara ubad kheyr qabana kala hela Aamiin Aamiin Aamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip