Nabadoon Max'ed: "Cudurka Epolla oo Soomaaliya ka baxay ayuu la mid yahay Godanihii geeriyooday" VIDEO

0
Friday September 19, 2014 - 19:43:48 in Wararka by
  • Visits: 1767
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nabadoon Max'ed: "Cudurka Epolla oo Soomaaliya ka baxay ayuu la mid yahay Godanihii geeriyooday" VIDEO

    Nabadoon Maxamed Maxamuud Sahal (Shido) oo ka mid ah waxgaradka Muqdisho ayaa ka hadlay dilka Axmed Godane hoggaamiyihii ururka Al-Shabaab ee lagu dilay duqeynta diyaaradeed,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nabadoon Maxamed Maxamuud Sahal (Shido) oo ka mid ah waxgaradka Muqdisho ayaa ka hadlay dilka Axmed Godane hoggaamiyihii ururka Al-Shabaab ee lagu dilay duqeynta diyaaradeed,
Nabadoon Maxamed Maxamuud Sahal (Shido) oo ka mid ah waxgaradka Muqdisho ayaa ka hadlay dilka Axmed Godane hoggaamiyihii ururka Al-Shabaab ee lagu dilay duqeynta diyaaradeed, wuxuuna sheegay inay la mid tahay curudka Epolla oo Soomaaliya ka baxay, waayo buu yiri ninkaan waxa uu Soomaaliya soo geliyay dhaqamo xunxun oo ka baxsan dhaqankii soo jireenka ahaa ee ay Soomaalidu lahayd.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip