Xarunta Sh: Shayaanlow Sh: Max'ed Nuur Aluqmaani ee Nairobi oo lagu Qabtay Mowliidka Nabiga NNKH (Daawo Sawiro)

0
Thursday January 16, 2014 - 21:12:58 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3429
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xarunta Sh: Shayaanlow Sh: Max'ed Nuur Aluqmaani ee Nairobi oo lagu Qabtay Mowliidka Nabiga NNKH (Daawo Sawiro)

    Waxa maanta lagu qabtay Xaflada Mowliidka Nabiga NNKH xarunta Sheekh Shayaanlow Sheekh Maxamed nuur Aluqmaani ee magaalada Nairobi halkaasi oo ee kasoo qeybgaleen Asharaafta, Imaamyada Masjidyada, Mudarasiin, Qaadiyaasha Dikriga iyo Axbaab kale oo aa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa maanta lagu qabtay Xaflada Mowliidka Nabiga NNKH xarunta Sheekh Shayaanlow Sheekh Maxamed nuur Aluqmaani ee magaalada Nairobi halkaasi oo ee kasoo qeybgaleen Asharaafta, Imaamyada Masjidyada, Mudarasiin, Qaadiyaasha Dikriga iyo Axbaab kale oo aad ufara badan. Munaasabada ayaa ugu horeyn waxa la aqriyay Jusaska 114-ta Qur’aanka Kariimka iyadoo intaa kadibna la aqriyay Kitaabka Mowliidka uu dajiyay Sheekh Cabdiraxman Sheekh Cumar (Sh: Cabdi Celli).

Gaba gabadi Xaflada ayaa culimadi kasoo qeybgashay waxey Alle uga baryeen Sheekh Shayaanlow iyo guud ahaan Jameecada reer Sheikh Maxamed Nuur in Alle uu kusiiyo darajo Caaliya, dhamaan muraadaadkooda oo dhana eebe Saqiro.

Sidoo kale Culimada waxey Siyaarada Rasuulka Fadligeeda Alle ka baryeen inuu nabad iyo xasilooni kusoo dabaalo guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Deegaanka Diinsoor oo ku duugan yahay Sheekh Maxamed Nuur iyo Deegaanka Warsheekh oo kuduugan yahay Sheekha Shiikhiisa Sheekh C/raxman Sheekh Cumar.

Culimadi kasoo qeybgashay Munaasabada ayaa waxa kamid ahaa .
Sheekh Cabduqaadir Xaashi
Sheekh Saalax
Sheikh Maxamed
Sheekh Cabdullaahi Cali Aadan
Sheekh Muxyadiin Laashin
Sheekh Isxaaq Xaaji Muuse
Sheekh C/raxman Sayid Maxamud
Sayid Cumar Sheekh Maxamed Sheekh Axmed Gabale
Iyo qaar kaloo fara badan

Fiiro Gaar Ah, Hadii aad Mobile Kadaawaneyso Sawirada
Riix Halkaan



Xafiiska Shabakada Warsheekh ee Nairobi oo idin leh Allaaah Nagu kulmiyo Munaasabado badan oo ceynkaan ah .


  • Img Description


Waxa Diyaariyay: Sayid Abdi Warsame

Sayidutd@gmail.com

Nairobi-Kenya


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip