Tahniyad

HASAN OSMAN YUSUF IYO FARXIYA MAHAMUD OO GABAR UGU DHALATAY DALKA MAREYKANKA

0 Visits: 2194 | Sunday February 08, 2009 - 13:25:57
HASSAN OSMAN YUSUF IYO FARXIYA MAHAMUD OO GABAR UGU DHALATAY DALKA MAREYKANKA MAGAALDA CHICAGO GABADHAAS OO LOO BIXIYEY RIYAAN HASSAN

Read More »

Tahniyada Arooska & Aroosada, Shariifow Sheekh Abdulaahi (Carmaale) & Amran Max'ud Macalin (Daawo-Sawiro)

0 Visits: 2099 | Monday February 02, 2009 - 20:58:29
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa Shariifow Sheekh Abdulaahi (Carmaale) & Amran Max'ud Macalin oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho

Read More »

Jaaliyada Somalida Kowfur Afrika Oo Hambalyo Udirayaan Arooska iyo Aroosada C/qaadir Kaabiiste & Sahro Qaali

0 Visits: 3358 | Friday January 30, 2009 - 11:31:27
halkaan waxa tahniyad lodiraya caruuska & caruusada oo kala ah c/qaadir maxamad xuseen kaabiste &sahro shiikh cumar sahra luul waxana diraya asxaabta kunool south africa gaar ahan cepe town asxaabtaas oo kala ah ugu horeeyn

Read More »

Tahniyada Arooska & Aroosada, C/qadir Max’ed Xusen (Kaabiiste) & Sahro Sheekh Cumar (Daawo-Sawiro)

0 Visits: 2221 | Tuesday January 27, 2009 - 20:09:20
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa C/qadir Max'ed Xusen (Kaabiiste) & Sahro Sheekh Cumar oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho

Read More »

Bahda Shabadakada Warsheekh Waxey Tahniyada Dhalasho Cawo iyo Ayaan leh Udirayaan, Maxamed Sheekh Cumar & Bishaaro Xaaji Cabdule oo Wiil Ugu Dhashay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 1272 | Monday January 05, 2009 - 22:45:26
Dhamaan Bahda Shabakada Warsheekh waxa Tahniyad Dhalasho Farxad leh Hawada umarinayaan, Aabe Maxamed Sheekh Cumar & Hooyo Bishaaro Xaaji Cabdule oo wiil ugu Dhashay Magaalada Muqdisho.

Read More »

Dhamaan Kooxda Baanadi Star iyo taagerayaasheeda Waxay tahniyad u dirayaan Haaruun Shiikh & Raxmo Xuseen oo ku Aqal Galay Nairobi

0 Visits: 2354 | Monday January 05, 2009 - 22:28:29
Dhanaan Kooxda Baanadi Star iyo taagerayaasheeda waxay tahniyad u dirayaan Haaruun Shiikh Cali iyo Raxmo Xuseen Maxamed oo dhawaan ku Aqal Galay Magalada Nairobi

Read More »

Tahniyad Dhalashooo Bashiir C/Laahi Cigale & Naciimo Nuur Fiidow Oo Gabar Ugu dhalatay Magaalada London

0 Visits: 2668 | Thursday January 01, 2009 - 22:23:00
Tahniyad Dhalashooo Bashiir C/Laahi Cigale & Naciimo Nuur Fiidow Oo Gabar Ugu dhalatay Magaalada London

Read More »

Ahmed Hassan Mahamoud & Sahra Hassan oo wiil ugu dhashay Dalka Norway Magaalada Oslo

0 Visits: 1985 | Tuesday December 30, 2008 - 11:37:52
Hambalyo Dhalasho Farxad leh ayaa waxa loo dirayaa Ahmed Hassan Mahamoud iyo Sahra Hassan oo wiil ugu dhashay Dalka Norway Magaalada Oslo,

Read More »

Dhalasho Xiiso iyo Kalgacal elh Cumar Sheekh C/raxman & Caasho Sheekh C/llaahi oo Wiil Udhashay.

0 Visits: 1819 | Saturday December 20, 2008 - 13:20:27
Waxa Dhalasho Farxad iyo Cawo leh Internetka loo Marinayaa Cumar Sheekh C/raxman iyo Caasho Sheekh C/llaahi oo Wiil Ugu Dhashay Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/Dhexe.

Read More »

Hambalyo Dhalasho, C/raxman Macalin Da’ud & Miski Xasan Muuse Oo Wiil Ugu Dhashay Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 2434 | Saturday December 20, 2008 - 13:05:47
Waxa Dhalasho Farxad Leh Hawada Loo Marinayaa Ustaad C/raxman Macalin Da'ud (Black) & Miskiintiisa Miski Xasan Muuse oo Wiil Ugu Dhashay Magaalada Muqdisho Degmada Kaaraan.

Read More »

Tahniyad Dhalasho Cawo iyo Ayaan Leh, Maxamed Khadar Aweys Cali Cagoole

0 Visits: 3646 | Saturday December 20, 2008 - 13:00:52
Tahniyad Dhalasho Cawo iyo Ayaan leh ayaa waxa loo dirayaa Aweys Cali Cagoole iyo Seynab Sheekh C/raxman Maxamud oo Wiil Ugu dhashay Magaalada Muqdisho Gobolka Banaadir.

Read More »

Dhalasho Farxad Leh, Siid Cali Sheekh Abuukar Sheekh Maxamaed .

0 Visits: 2219 | Saturday December 20, 2008 - 12:55:08
Hambalyo Dhalsho Farxad leh ayaa waxa hawada loo marinayaa Sheekh Abuukar Sheekh Muxumed iyo Seynab Ali oo Wiil ugu Dhashay Magaalada Muqdisho Degmada Kaaraan.

Read More »

Tahniyad Dhalasho C/rax-maan Cabdu-laaahi Muxumad (qoslaaye) iyo Faadumo Cabdulaahi Macalin oo wiil ugu dhashay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 2170 | Monday November 10, 2008 - 19:57:59
Waxa Tahniyad Dhalasho oo Farxad leh Hawada loo Marinayaa C/raxmaan Cabdulaaahi Muxumad (qoslaaye) iyo Faadumo Cabdulaahi Macalin oo wiil ugu dhashay Magaalada Muqdisho

Read More »

Tahniyad Dhalasho Ibraahin Axmadeey & Luul Maxamuud Jagni oo wiil ugu Dhashay South-Africa

0 Visits: 3381 | Sunday November 09, 2008 - 18:33:52
Dhamaan dadkaan waxa ay u dirayaan tahniyad dhalasho Luul Maxamuud Jagni iyo Ibraahin Axmadeey oo dhawaan wiil ugu dhashay dalka South Africa gaar ahaan magaalada Cape Town.

Read More »

Hambalyo Arooska AXmed & Sacdiyo oo ay Dirayaan Ehelada Ku Dhaqan Ithiopia Addis Ababa

0 Visits: 6445 | Friday October 31, 2008 - 20:51:04
Tahniyad Aroos ah: Annagoo ah qaar ka mid ah asxaabta iyo ehelada Axmed Sh. abuukar iyo Sacdiyo Sh. Cismaan isla markaana ku sugan dalka Ethiopia gaar ahaan magaalada Addis -Ababa

Read More »

Tahniyad Farxad Leh, Ax’ed Sh: Abukar Sh: Max’ed & Sacdiyo Sh: Cisman Sh: Max’ed (Daawo-Sawiro)

0 Visits: 5878 | Friday October 24, 2008 - 21:42:48
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Wararka iyo Arimaha Diiniga waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa Ax'ed Sh: Abukar Sh: Max'ed oo kamid ah Howlwadeenada Shabakada Warsheekh & Sacdiyo Sh: Cisman Sh: Max'ed oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho

Read More »

Tahniyad: Dhalasho Farxad Leh ee Saabiriin C/raxman Max’ed Yuusuf (Maanka)

0 Visits: 3458 | Thursday September 25, 2008 - 15:48:38
Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa tahniyad Dhalasho Farxad Leh Hawada Umarinayaan C/raxman Max'ed Yuusuf (Maanka) & Muno Raage oo Gabari ugu Dhalatay magaalada Nairobi.

Read More »

Tahniyad Meher Farxad Leh Ee C/raxman Maxamed Cali & Sacdiyo Macalin Da’ud

1 Visits: 2505 | Monday September 15, 2008 - 16:00:29
Dhamaan Bahda Shabakada Warsheekh waxa Tahniyad Meher farxad leh hawada umarinayaan C/raxman Max'ed Cali iyo Sacdiyo Macalin oo meherkoodu ka dhacay Degmada Warsheekh

Read More »

Tahniyad Dhalasho Farxad Leh ayaa waxa Hawada loo Marinaya, Sheekh Abuukar Sh: Axmed Yare & Ayaan C/naasir Warsame

0 Visits: 2527 | Tuesday August 12, 2008 - 21:07:13
Dhamaan Bahda Shabakada Warsheekh waxa Tahniyad Dhalasho Farxad leh Hawada umarinayaan, Sheekh Abuukar Sheekh Axmed Yare iyo Ayaan C/naasir Warsame oo Gabari ugu Dhalatay magaalada Muqdisho.

Read More »

Bahda Shabadakada Warsheekh Waxey Tahniyada Dhalasho Cawo iyo Ayaan leh Udirayaan, Mudane C/raxman Sheekh C/llaahi & Sahro Jimcaale Maxamed

1 Visits: 5031 | Tuesday July 15, 2008 - 14:38:42
Dhamaan Bahda Shabakada Warsheekh waxa Tahniyad Dhalasho Farxad leh Hawada umarinayaan, Tafaftiraha Guud ee Shabakada www.warsheekh.com Mudane C/raxman Sheekh C/llaahi & Marwo Sahro Jimcaale Maxamed oo wiil ugu Dhashay Magaalada Muqdisho.

Read More »