Hambalyo Arooska AXmed & Sacdiyo oo ay Dirayaan Ehelada Ku Dhaqan Ithiopia Addis Ababa

0
Friday October 31, 2008 - 20:51:04 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 6474
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Arooska AXmed & Sacdiyo oo ay Dirayaan Ehelada Ku Dhaqan Ithiopia Addis Ababa

    Tahniyad Aroos ah: Annagoo ah qaar ka mid ah asxaabta iyo ehelada Axmed Sh. abuukar iyo Sacdiyo Sh. Cismaan isla markaana ku sugan dalka Ethiopia gaar ahaan magaalada Addis -Ababa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tahniyad Aroos ah: Annagoo ah qaar ka mid ah asxaabta iyo ehelada Axmed Sh. abuukar iyo Sacdiyo Sh. Cismaan isla markaana ku sugan dalka Ethiopia gaar ahaan magaalada Addis -Ababa

 

 


Mac Macaanka Xaflada Arooska La Cunaayay

Tahniyad Aroos ah:

 Annagoo ah qaar ka mid ah asxaabta iyo ehelada Axmed Sh. abuukar iyo Sacdiyo Sh. Cismaan isla markaana ku sugan dalka Ethiopia gaar ahaan magaalada Addis -Aabab waxaa halkan hambalyo iyo bogaadin  ugu direynaa arooska iyo aroosada, Xidiga iyo xidigta, faraska iyo geynyada Axmed Sh. Abuukar iyo Sacdiyo Sh. Cismaan oo 23 bishaan ku aqal galay magaalada Muqdisho waxaan leenahay noqda kuwii loo aayo ubad qeyr qabana kala hela Aamiin Aamiin.

 
Arooska: Axmed Sheekh Abuukar oo ku Wajahan Madasha Nikaaxa


Sh: Da'ud Sheekh Max'ed oo Nikaaxayo MR Axmed


Axmed Sheekh Abuukar oo gacanta Haya Sheekh Da'ud Sh: Max'ed

 

Asxaabta tahniyada direyso waxey kala yihiin:

1. Xaliimo Xaaji Muxumud Nuur

2. Aamino Sh. Axmed Yare

3. Xakiimo Xuseen Makaraan

4. Shukri Xaaji Daahir

5. Cumar Sh. Axmed Yare (Dr.Caamir

6. Maxamed Maxamuud Maxamed (Daacad Yare)

7. Ibraahim Cali  Rooble

8. C/qaadir Xaaji Xuseen

9. Yaasiin Xaaji Xuseen

10. C/qaadir Cali Qeyre ( Carfaaye)

11. Axmed Nuur Cali  ( Uujey)

12. Axmed Maxamuud Cismaan

13. Liibaan Xaaji Foodey

14. Maxamed Axmed Guuleed ( Joon)

15. Cali Sh. Axmed  ( Caliyare)

 


Axmed Sh: Abukar oo Gacanta Qabanayo Gacalisadiisa Sacdiyo isla markaana Garabka uu ka taagan Yahay Malxiiskiisa Max'ud Xaaji Axmadey


Dhaxda: Aroosada Sacdiyo Sh: Cisman , Arooska, Axmed Sh: Abuukar Geesaha: Maxamud Xaaji Axmadey iyo Malxiisada Arooska Xakiimo


Hambalyo Hambalyo Axmed iyo Sacdiya Noqda Kuwii Loo Aayo


Hambalyo Hambalyo Axmed iyo Sacdiya Noqda Kuwii Loo Aayo

 

 Waxaa mar labaad leenahay hambalyo hambalyo Axmed iyo Sacdiyo noqda kuwii loo aayo ubad qayr qabana kala hela  Wada Noolaada oo Nabad ku Waara ayaa Idin leenahay Aamiin Aamiin Aamiin

 

 

Cali Sh. Axmed ( caliyare)

Addis-Ababa-Ethiopia

 

 

Fiiro Gaar ah , maamulka Shabakada Waxa uu ka cudur Daaranaa In uu Qorma Qura uusan kusoo koobi Karin Hambalyada Axmed iyo Sacdiyo taas oo ugu wacantahay Ehelka iyo Asxaabta oo Fara badan hadaba Cidi daneeneesa In ay Hambalyo Udiraan Arooska iyo Aroosada iyagoo Koox koox isu Aruursaday haku soo hagaajiyaan E-mailka Shabakada webmaster@warsheekh.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip