Mac Macaanka Xaflada Arooska La Cunaayay
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Wararka iyo Arimaha Diiniga waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa
Ax’ed Sh: Abukar Sh: Max’ed oo kamid ah Howlwadeenada Shabakada Warsheekh
&
Sacdiyo Sh: Cisman Sh: Max’ed oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho
Arooska: Axmed Sheekh Abuukar oo ku Wajahan Madasha Nikaaxa
Sh: Da'ud Sheekh Max'ed oo Nikaaxayo MR Axmed
Axmed Sheekh Abuukar oo gacanta Haya Sheekh Da'ud Sh: Max'ed
Waxa Tahniyadaan Diraya Qaar ka mid ah Howlwadeenada Shabakada Warsheekh oo kala Jooga
2. Maxamed C/llaahi (Owfuu) (Swiserland)
3. C/raxman Sheekh C/llaahi (Muqdisho)
4 C/raxman Macalin Da'ud (Muqdisho)
5. Cumar C/raxman max'ud (Swiserland)
6. Aweys Siid Maxamud Sh: (Ausralia)
7. Maxamed Deeq Muuse (Deeq Darajo) (S/Africa)
8. C/raxman Sh: Axmed Saalis (
9. C/raxman
10. Siid Cali shiikh Axmed Yare (Addis Abab)
11. Cabdi Fitaax Hanis (Baydhabo)
12. Maxamed Abdi Nuur (Sacuudi) (
13. Ali omar abati alfaghi (Muqdisho)
14. Max’ed Geedi Hilowle (
Axmed Sh: Abukar oo Gacanta Qabanayo Gacalisadiisa Sacdiyo isla markaana Garabka uu ka taagan Yahay Malxiiskiisa Max'ud Xaaji Axmadey
Dhaxda: Aroosada Sacdiyo Sh: Cisman , Arooska, Axmed Sh: Abuukar Geesaha: Maxamud Xaaji Axmadey iyo Malxiisada Arooska Xakiimo
Hambalyo Hambalyo Axmed iyo Sacdiya Noqda Kuwii Loo Aayo
Hambalyo Hambalyo Axmed iyo Sacdiya Noqda Kuwii Loo Aayo
Ax’ed Sh: Abukar Sh: Max’ed oo kamid ah Howlwadeenada Shabakada Warsheekh
&
Sacdiyo Sh: Cisman Sh: Max’ed
oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho Taariikhda Marka ay eheed 23-10-2008 oo kubeegneed Habeenimadi Xalay
waxa ayna leeyihiin noqda kuwii loo aayo ubad qeyr qabana kala hela AAAAMIIIIIIIIIINNNNN
Dhambaalo Kale oo Naga Soo Gaaray Aqristayaasha
A/c , salaan kadiba, sxb waxaan halkaan ku soo gudbinayaa hambalyo ee iga gaarii
Anigoo ah C/qaadir Hassan dirac, joogana dalka Indonesia
waxaa hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Aroorka iyo Aroosada Ax’ed Sh: Abukar Sh: Max’ed oo kamid
& Sacdiyo Sh: Cisman Sh: Max’ed waxaana leeyahay Allaah ka dhigo kuwii ubad kheyr leh kala siiya Arooskooda ka dhigo kii taariikhda wanaagsan gala.
waxa aan leeyahay mar labaad noqda kuwii loo aayo ubad qeyr qabana kala hela AAAAMIIIIIIIIIINNNNN
C/qaadir Dirac
Fiiro Gaar ah , maamulka Shabakada Waxa uu ka cudur Daaranaa In uu Qorma Qura uusan kusoo koobi Karin Hambalyada Axmed iyo Sacdiyo taas oo ugu wacantahay Ehelka iyo Asxaabta oo Fara badan hadaba Cidi daneeneesa In ay Hambalyo Udiraan Arooska iyo Aroosada iyagoo Koox koox isu Aruursaday haku soo hagaajiyaan E-mailka Shabakada webmaster@warsheekh.com
Tahniyad Farxad Leh, Ax’ed Sh: Abukar Sh: Max’ed & Sacdiyo Sh: Cisman Sh: Max’ed (Daawo-Sawiro)
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Wararka iyo Arimaha Diiniga waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa Ax’ed Sh: Abukar Sh: Max’ed oo kamid ah Howlwadeenada Shabakada Warsheekh & Sacdiyo Sh: Cisman Sh: Max’ed oo ku Aq