Tahniyad Dhalasho C/rax-maan Cabdu-laaahi Muxumad (qoslaaye) iyo Faadumo Cabdulaahi Macalin oo wiil ugu dhashay Magaalada Muqdisho

0
Monday November 10, 2008 - 19:57:59 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Dhalasho C/rax-maan Cabdu-laaahi Muxumad (qoslaaye) iyo Faadumo Cabdulaahi Macalin oo wiil ugu dhashay Magaalada Muqdisho

    Waxa Tahniyad Dhalasho oo Farxad leh Hawada loo Marinayaa C/raxmaan Cabdulaaahi Muxumad (qoslaaye) iyo Faadumo Cabdulaahi Macalin oo wiil ugu dhashay Magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Tahniyad Dhalasho oo Farxad leh Hawada loo Marinayaa C/raxmaan Cabdulaaahi Muxumad (qoslaaye) iyo Faadumo Cabdulaahi Macalin oo wiil ugu dhashay Magaalada Muqdisho

 

 

 

Hadaba Tahniyadaan Waxa Dirayo

 

Gudoomiyaha Jaaliyad Beesha Celi Cumar ee Iswezarland

  1. Nabadoon Xaaji Xuseen Muuse Cali 
  2.   Maxamed Cabdulaahi Muxumed Owfuu iyo Xaaskiisa
  3. Fadumo Maxamed Aadan iyo Caruurtiisa 
  4. Adeer Daauud Muxumed Nuur iyo Xaaskiisa Sahro Xaaji Madoowe
  5. Eedo Batuulo Muxumed Nuur
  6. Leylo Abiikar Axmed
  7. Deeqo Maxamuud Jimcaale Koogaar 
  8.  Qamar Cumar Shariif
  9. Maxamed Xuseen Sabriye Jeey
  10. Caaqil C/naasir Maxamuud Axmed (kashka) iyo Marwadiisa Safiyo Cabdule Raage (ladan) iyo Caruurtiisa
  11. Abuukar Maxamuud Caadle

 

Waxeey tahniyad dhalasho udirayaan C/raxmaan Cabdulaaahi Muxumad (Qoslaaye) iyo marwadiisa Fadumo Cabdulaahi Macalin oo wiil ugu dhashay Magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada kaaraan wiil kaas oo loo bixiyay Axmed Nuur  soo bar baar aamiin aamiin

 

Tahniyad tan la mid ah ayaa waxa Dirayo Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyagoo uga Baryay Alle in uu Axmed Nuur ka dhigo Mid Dalkiisa, Diintiisa iyo Dadkiisa Anfaca Aamiin

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip