Al-Caruus: C/qaadir Max'ed (Kaabiiste) ooku Wajahan Madasha Nikaaxa
Sh: Da'ud oo Gacanta Haya Al Caruus C/qaadir Kaabiiste
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa
C/qadir Max’ed Xusen (Kaabiiste)
&
Sahro Sheekh Cumar
oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho
Sh: Da'ud oo Gacanta Haya Al Caruus C/qaadir Kaabiiste
Mid ka mid ah Gawaarida Galbiska Caruuska iyo Caruusada C/qaadir & Sahro
C/qaadir iyo Sahra Noqda Kuwii Loo Aayo Ubad Qeyr Qabana Kala Hela
Waxa Tahniyadaan Diraya Qaar ka mid ah Howlwadeenada Shabakada Warsheekh oo kala Jooga
1. Maxamud Sheekh Axmed yare (Warsheekh)
2. Maxamed C/llaahi (Owfuu) (Swiserland)
5. Cumar C/raxman max'ud (Swiserland)
6. Aweys Siid Maxamud Sh: (Ausralia)
7. Maxamed Deeq Muuse (Deeq Darajo) (S/Africa)
9. C/raxman
10. Siid Cali shiikh Axmed Yare (Addis Abab)
11. Cabdi Fitaax Hanis (Baydhabo)
13 Axmed Sheekh Abuukar (Lagdamow)i (Muqdisho)
C/qadir Max’ed Xusen (Kaabiiste)
&
Sahro Sheekh Cumar
oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho
Taariikhda Marka ay eheed
waxa ayna leeyihiin noqda kuwii loo aayo ubad qeyr qabana kala hela AAAAMIIIIIIIIIINNNNN
Fiiro Gaar ah , maamulka Shabakada Waxa uu ka cudur Daaranaa In uu Qorma Qura uusan kusoo koobi Karin Hambalyada C/qaadir Kaabiiste & Sahro taas oo ugu wacantahay Ehelka iyo Asxaabta oo Fara badan hadaba Cidi daneeneesa In ay Hambalyo Udiraan Arooska iyo Aroosada iyagoo Koox koox isu Aruursaday haku soo hagaajiyaan E-mailka Shabakada webmaster@warsheekh.com
Tahniyada Arooska & Aroosada, C/qadir Max’ed Xusen (Kaabiiste) & Sahro Sheekh Cumar (Daawo-Sawiro)
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa C/qadir Max’ed Xusen (Kaabiiste) & Sahro Sheekh Cumar oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho