
Al-Caruus Shariifow iyo Owradiisa Amran
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa
Shariifow Sheekh Abulaahi (Carmaale)
&
Amran Maxamud Macalin Muuse
oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho
Al Caruus Shariifow iyo Amran Noqda kuwii Loo Aayo Ubadana Kala Hela
Amran iyo Shariifow Noqda kuwii Kala Hela Ubada Qeyr Qaba Aamiin Aamiin
Waxa Tahniyadaan Diraya Qaar ka mid ah Howlwadeenada Shabakada Warsheekh oo kala Jooga
1. Maxamud Sheekh Axmed yare (Warsheekh)
2. Maxamed C/llaahi (Owfuu) (Swiserland)
5. Cumar C/raxman max'ud (Swiserland)
6. Aweys Siid Maxamud Sh: (Ausralia)
9. C/raxman
10. Siid Cali shiikh Axmed Yare (Addis Abab)
11. Cabdi Fitaax Hanis (Baydhabo)
13 Axmed Sheekh Abuukar (Lagdamow)i (Muqdisho)
Shariifow Sheekh Abulaahi (Carmaale)
&
Amran Maxamud Macalin
oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho
Taariikhda Markey eheed 01
waxa ayna leeyihiin noqda kuwii loo aayo ubad qeyr qabana kala hela AAAAMIIIIIIIIIINNNNN
Tahniyada Arooska & Aroosada, Shariifow Sheekh Abdulaahi (Carmaale) & Amran Max'ud Macalin (Daawo-Sawiro)
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa Shariifow Sheekh Abdulaahi (Carmaale) & Amran Max'ud Macalin oo ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho