Tahniyad Dhalasho Farxad Leh ayaa waxa Hawada loo Marinaya, Sheekh Abuukar Sh: Axmed Yare & Ayaan C/naasir Warsame

0
Tuesday August 12, 2008 - 21:07:13 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Dhalasho Farxad Leh ayaa waxa Hawada loo Marinaya, Sheekh Abuukar Sh: Axmed Yare & Ayaan C/naasir Warsame

    Dhamaan Bahda Shabakada Warsheekh waxa Tahniyad Dhalasho Farxad leh Hawada umarinayaan, Sheekh Abuukar Sheekh Axmed Yare iyo Ayaan C/naasir Warsame oo Gabari ugu Dhalatay magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Bahda Shabakada Warsheekh waxa Tahniyad Dhalasho Farxad leh Hawada umarinayaan, Sheekh Abuukar Sheekh Axmed Yare iyo Ayaan C/naasir Warsame oo Gabari ugu Dhalatay magaalada Muqdisho.

 

 

Dhamaan Asxaabta Kala ah

 

1.     Maxamed C/llaahi  (Owfuu) 

2.       Maxamud Sheekh Axmed yare  

3.      C/raxman Sheekh C/llaahi 

4   C/raxman Macalin Da'ud  

    5.       Cumar C/raxman max'ud     

    
6.       Aweys Siid Maxamud Sh:  

7.       Axmed Sh: Abuukar               

    8.       C/raxman Sh: Axmed  Saalis   

 
  
9.       C/raxman Cali Shiikh                   

 
 
10.    Siid Cali shiikh Axmed Yare      

 

 

 

Dhamaan Bahda Shabakada Warsheekh waxa Dhalasho Cawo iyo Ayaan leh udirayaan
Sheekh Abuukar Sheekh Axmed Yare
  &
 Marwo  Ayaan C/naasir Warsame  
oo Gabari ugu Dhalatay magaalada Muqdisho taariikhduna ay eheed 05/07/2008 iyadoo loo bixiyay Faadumo Sahra

waxa ayna leeyihiin soo bar baar oo noqo Tii Dalkeeda iyo Dadkeeda iyo Diinteeda  Anfacdo AAAAMIIIIIIIIIINNNNN

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip