Wariyaasha koonfur africa Oo Tacsi u dirayo Wariye nuur ismaaciil sheikh oo aabihii nairobi ku geeriyooday.

0
Tuesday October 11, 2011 - 11:43:09 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariyaasha koonfur africa Oo Tacsi u dirayo Wariye nuur ismaaciil sheikh oo aabihii nairobi ku geeriyooday.

    wariyaasha ku sugan koonfur africa iyo saxafiyiin kale oo tacsi u dirayo wariye nuur ismaaciil sheikh oo aabihii nairobi ku geeriyooday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wariyaasha ku sugan koonfur africa iyo saxafiyiin kale oo tacsi u dirayo wariye nuur ismaaciil sheikh oo aabihii nairobi ku geeriyooday.
Waxaa halkan tacsi ka dirayo dhamaan wariyayaasha soomaaliyeed ee ku sugan dalka koonfur afrika oo magacooda loo soo gaabiyo sojasa ayaa tacsi u dirayo sxbkood ay saxaafada ka wada shaqeeyaan ee nuur ismail oo aabihii ku geeriyooday magaalada nairobi ee dalka kenya.


Maxamed muuse nuur deeq darajo
C/qaadir axad
C/laahi balwaan
C/risaaq indhojeceyl
cumar kiyow
saadaad ahmed gobey
c/risaaq kampala
c/casiis axmed barrow
mahad istiila
sowdo xuseen
saxansoxo
C/naasir soomaane
yaasiin laki
sablale
xamdi ladan
c/risaaq osman
Maxamed c/lahi sidii
c/sataar dahir sabriye
ismail shaketi
ibrahim gedow biibo
ustaaad maxamed cismaan newyork
Faarax blue
fartuun milano
ayaanle xuseen cabdi
sacdiyo garabey
Dhamaan wariyayaashan iyo kuwa kale oo aanan halkan lagu soo goobi karin waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan wariye nuur ismail sheikh oo abihii maalintii axada ku geeriyooday magaalada nairobi ee dalka kenya, waxa ayna ilaahey uga bar-yayaan in uu janadii fardowso ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka dagay samir iyo iimaan ka siiyo.
AMIIN………………….AAMIIN…………………AAMIIN……………
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip