UAE: "NIKAAX IYO AQAL-GAL AAD LOO WEYNEEYEY"–

0
Monday April 08, 2013 - 19:27:47 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 5181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    UAE: "NIKAAX IYO AQAL-GAL AAD LOO WEYNEEYEY"–

    Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan wadanka isutaga imaaraadka carabta (UAE), danjiraha Somaliya u fadhiya UAE Amb. Shiikhow, Madax ka mid ah mas'uuliyiinta Isutaga Imaaraadka Carabta iyo ,qurbo joog Soomaliyeed oo kala timid dunida dacalladeeda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan wadanka isutaga imaaraadka carabta (UAE), danjiraha Somaliya u fadhiya UAE Amb. Shiikhow, Madax ka mid ah mas'uuliyiinta Isutaga Imaaraadka Carabta iyo ,qurbo joog Soomaliyeed oo kala timid dunida dacalladeeda, ayaa taariikhdu markey aheyd April 6th, 2013. Ka qeyb galey nikaax iyo Aqalgal si heer sare ah loo soo agaasimey oo lagu qabtay hotel ka mid ah hoteelada ugu waa weyn magaalada Dubai ee wadanka UAE. Nikaaxaas wuxuu dhex marey Mohamed Ahmed Mohamoud iyo Hana Muuse Ali Nuur, iyagoo isla habeenkaasba ku aqalgaley hoteelkii lagu qabtay nikaaxooda.

Dhammaan ka soo qeybgalayaaagii xafladdaas isugu jirtay nikaax iyo aqalgal, waxay isku wada raaceen inay xafladdaas aheyd xafladdii sanadka.

Qaar ka mid ah mas'uuliyiintii ka qeyb-gashey xafladdaas, waxay hambalyo iyo bogaadin u diraayaan Aqooska iyo Aqoosada Mohamed Ahmed Mohamoud iyo Hana Muuse Ali Nur.

1) Dr. Mohamed Ali Nuur
2) Ex- Xildhibaan Mohamoud Ghedi AW Hilowle
3) Hooyo Hawo Ciise Kirish
4) Haji Ali Gabow Jinow
5) Eng. Ali Ciise Kirish
6) Haji A/rahman Sabriya Tooxow
7) Ali Hassan Shibis
8) Haji Abdullahi Haji Faroole
9) Wabar Abdiweli
10) Xildhibaan Duale
iyo Ra'iisul Wasaarehii hore ee DFKMG Prof. Ali Mohamed Ghedi oo khadka
teleefanka uga qeybgaley Nikaaxiis.

Aroos Wacan
Dubai, UAE
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip