Waxaa tacsida diraya qaar ka mid ah Ehelada iyo Asxaabta Marxuumka oo ku nool dalka Ethiopia gaar ahaan magaalada Addis-Ababa.
Waxaa diraya dadka kala ah:
1) Xaaji Saciid Maxamed hiraabe
2) Xuseen xasan (Xuseen Watiir)
3) Xaaji Maxamuud Macalin Xasan
4) Injineer Xasan Maxamed (Xasan Ruuke)
5) Ibraahim Cali Hiraabe
6) Khaalid Abuukar (Baasaale)
7) Axmed Maxamed (Gindi)
8) Muxidiin Cugaal
9) Maxamuud Dheere
10) C/llaahi Wariiri
11) Xaaji Nuur Ceynte
12) Maxamed Cumar (Qaldaan)
13) Maxamed Cali
14) C/qaadir Kaaraan
15) C/casiis Diiq
16) Macalin Xasan (Macalin Xusuley)
17) Cumar Sh Axmed Yare (Dr-caamir)
18) Axmed Maxamuud Ismaan (Axmed happy)
19) Liibaan Xaaji Foodey
20 C/qaadir Xaaji Xuseen Maxamuud Cumar
21) Axmadey Maxamed Maalin
22) Xuseen Xasan Muuse
23) Yasiin Xaaji Xuseen Maxamuud Cumar
24) Cali Sh Axmed Yare (Cali yare)
25) Madiino Xuseen Afrax
26) Mako Cabdi Ganey
27) Xaliimo Xaaji Muxumud Nuur
28) Xakiimo Xuseen Makaraan
29) Madiino Muuse Raage
30) Maryan Axmed Geesey
31) Sahro Maxamed Axmed Raage
32) Xaawo Taakow
Dhamaan dadkaan waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan Ehelada iyo Qaraabada Marxuumka waxeyna Marxuumka Eebe uga baryayaan in uu Jandii fardowso ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin
Tacsi Tiraanyo oo ay Dirayan Ehalada & Asxaabta marxuum Cumar halaf ee ku dhaqan Ethiopia
waxaa halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga direynaa Allaah u naxariistee Marxuum Cumar Xuseen Maxamed (Cumar halaf) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho taariikhdu marki ay aheyd 11/02/09 waxaana marxuumka Eebe uga baryeynaa in uu Janadii fardowso ka wara