Top''dhageeyso+Xog''Cali Khaliif galeyr&Madaxda Maakhir Stete oo Puntland U Hanjabay''

0
Wednesday May 27, 2015 - 12:17:24 in Wararka by
  • Visits: 1604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Top''dhageeyso+Xog''Cali Khaliif galeyr&Madaxda Maakhir Stete oo Puntland U Hanjabay''

    Prof Cali Khaliif Galaydh Madaxda-weynaha Maamulkii Taleex lagu dhisay dhowr sano ka hor ayaa Kulan aan aad looga war-hayn la Yeeshay Duubab Reer Sanaag ah & Aqoonyahan ku Sugan Dalka Maraykan. Ilo Wareed ay heshay Warsidaha Warsheekh wuxuu s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Prof Cali Khaliif Galaydh Madaxda-weynaha Maamulkii Taleex lagu dhisay dhowr sano ka hor ayaa Kulan aan aad looga war-hayn la Yeeshay Duubab Reer Sanaag ah & Aqoonyahan ku Sugan Dalka Maraykan. Ilo Wareed ay heshay Warsidaha Warsheekh wuxuu sheegayaa inuu Kulankaasi Dalabkiisa Koowaad uu lahaa Cali Khaliif Galaydh oo Martida uu la Kulmay u soo bandhigay Qorshihii uu Muqdisho ka waday ee ahaa Midaynta Gobolka Sool ee Gacanta ka maqan & Gobolka Sanaag.


In kastoo aanan helin Magacyada dadka la Kulmay Cali Khaliif hadana waxa naloo sheegay inay ka mid ahaayeen Ibraahim Dheer & Oday Caabi oo ka mid ah Odayaasha Beesha.

Cali Galaydh oo hadalka ku Horeeyay wuxuu wax badan taab-taabtay in Beelaha Gobolka Sool iyo G.Sanaag ay is Mudan yihiin isla markaana Beesha Caalamku ka Khaatumo ahaan ku Tiri wax isla soo Meel dhiga Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta Gobolka Sool & Bari oo dhinac ah.
Cali Khaliif wuxuu dhaliilay oo Duray qaar ka mid ah Dadka Gobolada Sool & Sanaag oo ku tilmaamay kuwa Shaqo tegay’.

Hase ahaatee Odayaasha ayaa Prof Galaydh si Cad ugu sheegay inay taageerayaan wax kasta oo Gobolka Sool lagu soo celinayo iyo Horumarka deeganada aan la haysan balse wakhtigan aanay Diyaar u ahayn Arrimaha Siyaasada ee Cali keenay Miiska.
Oct 25- isla sanadkii Hore Xubno ka tirsan Gobolka Maqan ee G.Sool ayaa Dalka UK waxa Casho Sharaf ugu Sameeyay Jaaliyada Gobolka Sanaag kuwaasi oo xog waraysi kala yeeshay Arrimo badan balse marnaba layslama soo qaadin Midowga Labada Gobol.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip