AMISOM oo si buuxda u shaacisay Magacyada Saraakiil Al-Shabaab ah oo ay ku dileen G/Sh/Hoose.

0
Tuesday April 05, 2016 - 23:41:01 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AMISOM oo si buuxda u shaacisay Magacyada Saraakiil Al-Shabaab ah oo ay ku dileen G/Sh/Hoose.

    War kasoo baxay taliska ciidamada midawga Africa ee Soomaaliya jooga oo magacooda AMISOM la yiraahdo ayaa waxay ku shaaciyeen magacyo saraakiil ka tirsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War kasoo baxay taliska ciidamada midawga Africa ee Soomaaliya jooga oo magacooda AMISOM la yiraahdo ayaa waxay ku shaaciyeen magacyo saraakiil ka tirsan


Ilaa iyo iminka inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday 23-ruux oo isugu jira caruur, haween iyo dad da’ ah, waxaana dhaawacyo qaarkood xaaladoodu liidato ka soo gaaray 173-ruux oo lagu dabiibayo goobaha caafimaadka.

Kumanaan dadweynaha ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo ciidamada Liyu Police ayaa bilaabay gurmad xoogan oo lagu samatabixinayo dadka ay guryaha ku dumiyeen daadadka, kuwaasi oo laga soo saarayo burburka hoostiisa.

Fatahaadaha ku dhuftaymagaalada Jigjigaayay sheegtay Dowladda ismaamulka Soomaalida Zone-ka shanaad ee Itoobiya inay sabab u yihiin dadweynaha oo jebiyay gebiyadii ay mari jireen biyaha, taasina ay sababtay daadad ku soo rogmaday xaafado badan.

Dowladda ismaamulkaSoomaalida Itoobiyaayaa bilaabay inuu dib u dejin u sameeyo kumanaan qoys oo iyagu ka barakacay guryahooda markii ay daadku la tageen guryahooda iyo wixii agab ahaa ee dhex yiilay.

010203


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip