Dood Xoogan Oo Ka Socota Hoolka Uu Ka Furanyahay Shirka Maamul U Sameeynta Hiiraan & Sh/Dhexe

0
Tuesday October 04, 2016 - 13:34:50 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dood Xoogan Oo Ka Socota Hoolka Uu Ka Furanyahay Shirka Maamul U Sameeynta Hiiraan & Sh/Dhexe

    Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku waramaya in Ergada ka qeybgalaysa shirka maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ay si weyn ugu doodayaan halka ay Noqonayso Caasimada maamul Goboleedka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku waramaya in Ergada ka qeybgalaysa shirka maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ay si weyn ugu doodayaan halka ay Noqonayso Caasimada maamul Goboleedka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Qaar kamid ah Ergooyinka ka qeyb galaya shirka ka socda Magaalada Jowhar ayaa sheegay in wali aan la isku raacin halka ay noqonayso Caasimada Maamulka Cusub ee Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe islamarkaana ay socoto dood kulul oo dhaxeysa Ergooyinka labada Gobol.

Ergooyinka Ka Kala socda Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa Seddexdii maalin aynu soo dhaafnay ka doodayay Dastuurka uu yeelan doono Maamulka Cusub.

War ay heleyo Shabakada Warsheekh ayaa waxa uu sheegayaa in Ergada qaar ay isku raaceen in Magaalada Jowhar ay noqoto Caasimada Maamulka Cusub ee Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip