khadiibki Masjidka sheikh Rufaaci ee Ceelasha Biyaha oo lasii daayay.

0
Friday October 30, 2009 - 21:44:38 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    khadiibki Masjidka sheikh Rufaaci ee Ceelasha Biyaha oo lasii daayay.

    Qadiibki Masjidka sheikh rufaaci ee Deegaanka ceelasha biyaha ayaa dib uhelay xuriyadiisi ka gadaal kolki dabley hubeesani ay kala baxday gudaha masjidkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qadiibki Masjidka sheikh rufaaci ee Deegaanka ceelasha biyaha ayaa dib uhelay xuriyadiisi ka gadaal kolki dabley hubeesani ay kala baxday gudaha masjidkaasi.

 

Dableyda afduubatay Sheekha ayaa la sheegay in ay katirsanaayeen Ururka Xisbul islaam mana jirto wax war ah oo kasoo baxay jameecada Masjidka oo ku aadan sii deynta sheekhaasi.

Sheekha la afduubtay ayaa qudbo qiiro leh oo dadka quluubtooda ruxday maanta ka jeediyay inta aan la afduuban kahor masjidkaasi.

Qudbada sheekha ayaa waxa ay ku saabsaneed muhiimada dhiiga walaalka muslimka ahi iyo xukunada islaamka iyo sida loogu baahan yahay in aan lagu deg deign taasi oo caro xoogani ku keentay dableyda hubeesani ee sheekha kula kacay falalka afduubka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip