Jaaliyada Somalida mareykan oo tacsi udirtay Marxuum Hilowle Imaam

0
Friday September 24, 2010 - 23:15:57 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Somalida mareykan oo tacsi udirtay Marxuum Hilowle Imaam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Aniga oo ku hadlaaya magaceyga iyo magaca Jaaliyada Somaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota iyo New York oo aan hadda u joogo shaqo gaar ah, waxaa Tacsi qaran u diraayaa dhammaan Dowlada FKMGS qeybaheeda kala duwan, golaha Baarlamaanka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guddomiyaha Barlamaanka FKMG ah Mudane Shariif Hassan Sheekh Aden, shacabka Somaliyeed, gaar ahaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Xildhibaan Xaji Hilowle xAAJI Iimaan Cumar oo taarikhdu markay aheyd September 24, 2010kii ku geeriyooday caasimada Soomaliya ee Muqdishu.
Marxuunka waxaan Ilahay uga baryayaa in uu ka waraabiyo janatul fardowsa, dhammaan qaranka Soomaliyeed iyo qoyskiisiina uu ka siiyo samir iyo iimaan.
Aamiin. Aamiin Aamiin.
Waxaa tacsi qaas ah diraysa Marwo Maryan maalim Afrax oo ay saaxib dhow yihiin Marwo Maryan Macallim oo ka mid ah marwooyinka uu ka geeriyooday Alaha unaxariistee marxuun Xildhibaan Xaji Hilowle Xaji Iimaan Cumar.
Xil. Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
jowhar53@hotmail.com
New York.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip