Dhalasho Farxad:Sh Daa'uud Sh Muxamed iyo Seynab Cabdi Sh oo gabar ugu dhalatay Nairobi

0
Saturday October 16, 2010 - 20:54:45 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalasho Farxad:Sh Daa'uud Sh Muxamed iyo Seynab Cabdi Sh oo gabar ugu dhalatay Nairobi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa tahniyada dhalasho farxad leh hawada loo marinayaa Aabe Sh Daa’uud Sh Muxamed iyo Hooyo Seynab Cabdi Sh oo gabar ugu dhalatay magaala madaxda dalka Kenya ee Nairobi taariikhda marka ay aheyd 12/10/2010 waxaana gabadha loo bixiyey Sumaya Sh Daa’uud Sh Muxamed Waxaana la leeyahay Sumaya soo bar baar noqo tii dalkeeda,dadkeeda iyo diinteedaba anfacda Aamiin Aamiin Aamiin.

Tahniyada dhalshada waxaa diraya qaar ka mid ah ehalada ,qaraabada iyo Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo qaar ka tirsan Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxeyna dhamaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Sh Daa’uud Sh Muxamed iyo Seynab Cabdi Sh.

Dhanka ehelada iyo qaraabada waxaa diraya dadka kala ah:

1) Sh C/raxmaan Sh Muxamed
2) Xaaji C/llaahi Sh Muxamed
3) Sh Cumar Sh Muxamed
4) Sh Cismaan Sh Muxamed
5) Sh Sh C/qaadir Sh Muxamed
6) Sh Axmed Sh Aweys
7) Sh Muxidiin Laashin
8) Axmed Xaaji Muxidiin
9) C/qaadir Macalin Daa’uud (Guure)
10) Maxamed Maxamuud Axmed (Buubaal)
11) Maxamuud Ibraahim Xasan (Faante)
12) Sh Axmed Sh C/raxmaan (Sh Axmed Suufi)
13) Shariif Xasan Sh C/llaahi (Shariifow)
14) Cismaan Sh C/raxmaan (Cismaanow)
15) C/raxmaan Axmed Xaaji Muxidiin
16) C/qaadir Sh Daa’uud Sh Muxamed

Iyo dad kale oo fara badan oo aan halkaan lagu soo koobi Karin waxeyna dhamaan leeyihiin Sumaya soo bar baar noqo tii dalkeeda,dadkeeda iyo diinteedaba anfacda Aamiin Aamiin Aamiin.

Dhinaca webka waxaa diraya dadka kala ah:

1)C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) (Gothernberg)
2) Maxed Deeq Muuse (Deeq Darajo) (K/Afrika)
3) C/raxman Sheekh C/llaahi (Kampala)
4) Max
ud C/llaahi Egale (Italy)
5) Max’ud Sh Axmed (Nairobi)
6) Aweys Sh Cumar (Viera) (Nairobi)
7) Cabdifitaax Hanis (Nairobi)
8) Xuseen max
ud Faras (K/Afrika)
9) C/qaadir Xaashi Maxamed (Uk)
10) C/raxmaan Macalin Daa’uud (Black) (Gothernberg)
11) C/raxman Xaaji Axmed (Sweden)
12) Cumar Sh: C/raxman Max
ud (Swizerland)
13) Cali Sheekh Axmed Yare (Nairobi)
14) Axmed Sheekh Daa’ud (K/Afrika)
15) C/rashiid Maxamed Yuusuf (Sweden)
16) Max
ed Sheekh Cumar (K/Afrika)
17) Max
ud Axmed Xasan (Xuurshe) (Muqdisho)
18) Max
ed Xasan Bakistaan (Maalta)
19) Aamino Sheekh Ibraahim Sh: Cabdi (Abu Dhabi)
20) Luul Maxamed Guhaad (Finland)
21) Max’ed Macalin Daa’uud (Shiine) (Nairobi)
22) C/casiis Macalin Daa’uud (Nairobi)

Dhamaan Dadkani iyo kuwa kale oo sii qarsanba waxey tahniyadaan farxad leh hawada umarinayaan Sumaya Sh Daa’uud Sh Muxamed waxeyna leeyihiin Sumayo soo bar baar noqo tii dadkeeda, dalkeeda iyo diinteedaba anfaca Aamin Aamiin Aamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip