Maqaallo

Sooyaalka Noloshii Silliibeyd Q19AAD.

0 Visits: 2012 | Friday August 28, 2015 - 22:13:53
Labada qaybood, ee odayaashu ma oga, in qof dumara, oo uu qabo Barroow laysku haysto, haddiise ay ogaadaan, arrintu weji kale ayay yeelan kartaa, oo halistiisa leh, dhaqan ahaan iyo diin ahaanba, waana arrin ku culus, oo aysan qaadi karin.

Read More »

WAXAA MUGADISHU KU SOO BATAY JILIDDA IN KABADAN 10 XIRFADOOD.

0 Visits: 2378 | Thursday August 27, 2015 - 23:02:58
1-Si aad madax ugu muuqato waa in waddada gurigaaga tagto lagu xiro dhagxaan waaweeyn, dhalin yaro aad qaraaba tihiin oo dares ciidan wato waa in ay baabuurka kuu saran yihin.waxaad tahay siyaasi.

Read More »

Nuxurka Bayaankii Guddoomiye Jawaari Ee Mooshinka Madaxweynaha: FAALLO

0 Visits: 1905 | Tuesday August 25, 2015 - 23:01:58
HOR-DHAC. Qormadan, waxaan ku soo koobi doonaa nuxurka bayaankii guddoomiyaha baarlamaanka ka soo baxay ee uu uga hadlay waddooyinka lagu xallin karo mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya ee ay keeneen xildhibaanada qaarkood, maaddaamaaysan dhisnayn maxkamadda Dastuuriga ah oo…

Read More »

Previous messageNext messageBack to messages Wargelin, Daahfurka Buugga cusub ee Nasiibka Nolosha.

0 Visits: 2572 | Tuesday August 25, 2015 - 19:53:40
Wargelin: Waxaa soo dhammaatay daabacaadii iyo hawshii Buuggii Nasiibka Nolosha, ee uu qoray Qoraa sare Axmed Xaayoow" Ahmed Hayow.

Read More »

Qabiil dowlad ma noqon karaa xitta hadii uu yahay mid ballaaran ?

0 Visits: 1950 | Saturday August 22, 2015 - 13:43:11
Waxaa waayadan dalkeena Soomaaliya ka dhismayo maamullo ku salaysan hab qabiil, Kuwaasi oo loo ekeysiinayo maamul dowladeed caadi ah, Iyadoodhinaca kalena la iska indho-tirayo xaqiiqda jira ee ah inaanu qabiil dowlad noqon Karin, xitta haddii uu qabiilkaasi yahay mid ballaran oo ay ku badan yihiin dad…

Read More »

FAALLO: Xifaaltankii beesha Hiraab oo ka soo dhex baxaya xeyndaabka dowladnimada dalka ee cimrigeeda soo gaabtay

0 Visits: 1887 | Tuesday August 18, 2015 - 21:21:15
Beesha Hiraab oo ka mid ah beelaha dega magaalada Muqdisho, balse dhibaatadii ka dhacday caasimada dalka udub dhexaad u ahaa, ilaa xilligii Maxkamadaha ay la wareegaan talada dalka ilaa Dowladdihii KMG ah ee iyaguna kala sii wareegay, ayaa waxaa soo jiitamayay dagaal hoose oo iminka u muuqda inuu ka…

Read More »

Ku Tasho Ama Ka Tasho Madaxweeyne Xassan

1 Visits: 2079 | Sunday August 16, 2015 - 00:00:00
Ku Tasho Ama Ka Tasho Madaxweeyne Xassan Waxaan ugu horeeyn qormadaan ku bilaabayaa Ku Tasho Madaxweeyne Xassan oo aan ulla jeeddo wax qabadkii Madaxweeyne Xassan oo aanan la dafirikarin,waxaan ugu horeeysiinayaa xiligii M.Xassan xilka uu qabtay waxuu qaaday talaabo aanan marnaba la iloobi karin taas…

Read More »

Mudane madaxweyne, waan kuu gardhiganayaa (Warqad furan oo ku socota Madaxweyne Xasan Sheekh)

0 Visits: 2640 | Saturday August 15, 2015 - 00:00:02
Marka hore ma jirto salaan ka sareysa tan islaamka, ee mudane madaxweyne Asalama Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatu.

Read More »

Aragtida Gurracan ee Siyaasiga Soomaaliyeed

0 Visits: 2108 | Thursday August 13, 2015 - 19:14:20
Siyaasiga wata heebta Soomaaliyeed, waa dhibbane aan dheef lagu qabin. Ma lahan mawqif siyaasadeed oo sida cadceeddaa u muuqda. Mar waliba waa boor is ku qaris. Bal is ku day, in aad booqato bogagga ey ku leeyihiin baraha bulshadu ku kulanto, ku arki meysid iyaga oo si geesinimo leh u soo bandhigaya

Read More »

Siyaarada Waliyulaahi Sh.C/raxmaan Celli waa kulan-weyne ay muslimiintu u siman tahay.

0 Visits: 2905 | Wednesday August 12, 2015 - 00:40:56
Sanad walba marka la gaaro Bisha koowad (1) ee Hijriyada Islaamka ee loo yaqaano MUXARAM ama ZEKO idil ahaan waxaa daafyaha Caalamka si baahsan uga bilowda Siyaarada Caalimkii weynaa ee ummadda Soomaaliyeed AABBE SH. CABDIRAXMAAN BIN SH. CUMAR AL-CELLIYI, AL-QAADIRIYI, AL-WARSHIIQIYI, ka hor inta aan…

Read More »

Guuxa dadweynaha reer Warsheekh iyo booqashada Rw, Nuur Cade (Warbixin).

0 Visits: 3547 | Saturday August 08, 2015 - 00:57:23
Xili lagu wado in dhawaan uu gaaro degmada Warsheekh ra'isul wasaarihi hore ee dowlada Soomaaliya mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) ayaa waxa jiro dareen xoogan oo ka imaanayo qaar kamid ah aqoonyahanada kasoo jeeda deegaanka kuwaasi oo saluug ka muujiyay soo dhaweynta ra'isul wasaarihi hore.

Read More »

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q16AAD.

0 Visits: 1935 | Saturday August 08, 2015 - 00:03:41
Hanad iyo Doolli daqiiqad salka dhulka may dhigin, ka dib ayay soo heleen, xaaskii iyo wiilkii Salmaan meesha ay ku nool yihiin, waxaanay labadoodiiba u soo afduubteen, xeradii ciidanka ee Ilbir, iyada oo la doonayo inuu yimaado Abuu Salmaan oo lugihiisa ku soconaya.

Read More »

Baadiyow & Geedi Waa money minded Maaha Muddulood Minded

0 Visits: 2090 | Sunday August 02, 2015 - 00:18:34
Yaa-yaa ragani yeey u adeegaan ??? sow lama dhihi karo waxeey la mid yihiin kuwa faro ku tirska ah ee aanan marna raali ka aheeyn in Shacuubta Muddulood dowlad yeelato,waxeey jeclaadeen in ay u adeegaan Puntland & Jubbaland.

Read More »

Dhibkaad Dhoowrataa Dhashaada ayuu sugaa

0 Visits: 5007 | Sunday August 02, 2015 - 00:01:34
Dhibaatada Qabyaaladu uleedahay Umada Somaliyeed Qoraalkaan waxaan ku eegeynaa Barnaminjka Dhaqanka iyo Hidaha ookabaxo Idaacada VOA,iyo Qabyaalada qaawan

Read More »

QARNIGA CUSUB (Gabay) W/Curiyey: Abwaan Maxamuud Muuse Cali (Caarre).‏

0 Visits: 2430 | Saturday August 01, 2015 - 02:12:12
Tixdan gabayga ah (Qarniga Cusub) waxa an qoray Habeenkii Qarniga 21aad kow sadey, kuna aaddanayd taariikhda 01/01/2001… Qarnigii 20aad ee dab-tirtay isla habeenkaas, waxa uu Soomaalida u ahaa mid ayaan-darro oo tiiraanyo badan oo u leh raadreebyo madow… waxa uu ugu bilowday gumaysi iyo dagaallo…

Read More »

Maxaa khaldamay? (W.Q. Umayma Cabdillaahi Ciise Good)

0 Visits: 2873 | Tuesday July 28, 2015 - 16:30:38
Saameyntii Galbeedka iyo falcelintii Barigga Dhexe Marka hore Ilaahay ayaa mahad iska leh isagaana arrinkasta suurogeliya. Waxa la hubaa in dhacdooyinka adduunka maanta ka jiraa ay yihiin qaar hore uga soo dhacay, ama sal ku leh wakhti tagay, waayo taariikhdu iyadaa is xusta, waana arrin xiise gaara…

Read More »

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q14AAD

0 Visits: 2064 | Saturday July 25, 2015 - 00:38:56
Goor galaba, ayaa Ilbir, oo fadhiya gurigiisa gaarka ah, oo aan ka dheerayn xerada ciidanka, waxaa loo sheegay, in bannaanka marti u joogto. isagoo aan garan cida ay tahay martidu oo guntan macawis funaanad qaar ka sare ugu jirto, ayuu bannaanka u soo baxay, mise, waxaa taagan gaadhi Landcruiser ah.…

Read More »

18 TALO OO KU SAABSAN BARBAARINTA CARUURTA

0 Visits: 4793 | Thursday July 23, 2015 - 17:26:52
HORDHAC: Caruur barbaarintu waa xirfad ay waariddiintu is dheer yahiin. Sida xirfadaha kale oo dhan, qofkii barta barbaarinta hagaagsan ee caruurta, waxaa inta badan laga gartaa caruurta uu tarbiyeeyay. Waayo xigmad caan ah ayaa oranaysa: "Qof waxuu bixiyaa, waxuu hayo!". Sidee ayuu waarid ilmahiisa…

Read More »

Maharka Iyo Muhashada Dhallinta.

0 Visits: 1722 | Thursday July 23, 2015 - 02:13:17
Cumar Ibnu Khaddaab madaxweynihii labaad ee talada musliminta qabtay, ka dib markii uu dhintay ergaygii Alle Maxamed C.S.W, ayaa hadda kahor la yaabay sida maharku cirka is kugu shareeray, oo doonashadii hablahu u qaaliyowday, dhaqan Carbeedkii xilligaas jiray awgiis.

Read More »

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd. Q13AAD.

0 Visits: 2181 | Thursday July 16, 2015 - 21:56:19
Samatar markaan waa laga wareejiyey gurigii dunsanaa, ee ay qolka ka deganaayeen, waxaana loo wareejiyey guriga Korneeyl Cirfiid, oo aan carruuri joogin, halkaasoo uu ka helay gabbaad iyo nolol wanaagsan. Sidoo kale, waxaa ku biirey ciidankii Ilbir Doolli, oo markan noqday nin gaashaanqaad ah.

Read More »

Fashilka shirka Garowe: Qaranka ma ku badelnaa Qabyaalad?

0 Visits: 1801 | Thursday July 16, 2015 - 18:03:25
Baryahan siyaasadda Soomaaliya xiiso gaar ah ayey ii leedahay waayo waxa qormaya Taariikh. Waqtigu waa gaaban yahay. Waan in aan lumin daqiiqad ka mid ah, maalin ka mid ah,(time is incredibly short and do not waste a minute of it, a day of it)

Read More »

Faylasuufkii Waddada!!

0 Visits: 2223 | Tuesday July 14, 2015 - 17:00:43
Faarax waa wiil Soomaaliya, kuna dhashay Koofurta Soomaaliya. Wuxuu ku soo hana qaaday magaala madaxda Soomaaliya Muqdisho, halkaas oo uu ku soo gunaannaday waxbarashadiisa, ilaa heer Jaamacad. Horraantii 2009-kii ayaa hortiisa lagu qaarijiyay aabbihiis dhex baratamada suuq weynaha Bakaaro, isaga oo…

Read More »