Previous messageNext messageBack to messages Wargelin, Daahfurka Buugga cusub ee Nasiibka Nolosha.

0
Tuesday August 25, 2015 - 19:53:40 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Previous messageNext messageBack to messages Wargelin, Daahfurka Buugga cusub ee Nasiibka Nolosha.

    Wargelin: Waxaa soo dhammaatay daabacaadii iyo hawshii Buuggii Nasiibka Nolosha, ee uu qoray Qoraa sare Axmed Xaayoow" Ahmed Hayow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wargelin: Waxaa soo dhammaatay daabacaadii iyo hawshii Buuggii Nasiibka Nolosha, ee uu qoray Qoraa sare Axmed Xaayoow" Ahmed Hayow.
Haddaba Bahda qoraalka jecel, waxaan ku wargelinaynaa, in Daahfurka iyo Bandhigga koowaad ee Buugga lagu qabanayo, Magaalada Stockholm ee dalka Sweden

Waxaa noo sharaf ah inaad nagala soo qayb gashaan, si aan uga faa'iidaysano nuxurka Buugga la billaabay 1975 lana daabacay 2015ka, intaan arkay waa buuggii ugu da'da iyo gu'da weynaa.

Dhammaan qaybha bulshada, Aqoonyahanka, Dhallinyarada, Warbaahinta, Hal abuurka, Culumada Rag iyo Dumarba waxaannu idin leenahay Gacmo furan.

Goobtu waa : TENSTA BLU HUSET 19,
STOCKHLOM,SWEDEN
Goorta: 19/09/ 2015
Waqtiga: 15:00-18:00
Kala xiriir:
Yuusuf Xasan: 0737618510
Axmed Xaayoow: 0707144130

Haddaba dadka nawaaxigaa ka dhaw iyo kuwa tigaasha ay ku tahayba, waxaad warbixinta ku dhantahay, Sawirka hoose iyo qoraalkan Mahadsanidiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip