Muxuu salka ku hayaa muranka ka taagan dhaarinta xildhibaanada cusub?

0
Thursday March 17, 2022 - 21:06:14 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 825
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu salka ku hayaa muranka ka taagan dhaarinta xildhibaanada cusub?

    Doorashada golaha shacabka Soomaaliya ayaa mar kale dib uga dhacday in lagu soo gaba-gebeeyo waqtigii loogu talo-galay oo aheyd 15-ka Maarso, ayada oo ay harsan yihiin doorashada in ka badan 30 kursi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashada golaha shacabka Soomaaliya ayaa mar kale dib uga dhacday in lagu soo gaba-gebeeyo waqtigii loogu talo-galay oo aheyd 15-ka Maarso, ayada oo ay harsan yihiin doorashada in ka badan 30 kursi.

Dib u dhaca cusub ayaa keenay in Mareykanka uu ballaariyo liiska shaqsiyaadka Soomaalida ee lagu soo rogay xayiraadaha Visa, sababo la xiriira inay caqabad ku yihiin hanaanka dimoqraadiyadda Soomaaliya.

Ayada oo ay taasi jirto ayaa haddana waxaa soo baxaya khilaaf cusub oo ku saabsan xilliga la dhaarinayo xildhibaanada cusub, ayada oo guddiga doorashada uu waqtiyeeyey 14-ka April, balse ay taas ku gacan sayreen qaar ka mid ah maamul goboleedyada.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip