
0
.
Warqada ayaa sidoo kale lagu sheegay in sababta xilka looga qaaday Wasiirka ay tahay gudasha la’aan waajibaadkii shaqo iyo hurinta colaad beeleedyada deegaanada Galmudug.
Xil ka qaadistan Wasiirka Arrimaha gudaha Maamulka Galmudug ayaa timid kadib markii uu Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Waayeel uu magacaabay golaha deegaanka Degmada Balanbale.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392223
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84138
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67991
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55535
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54049
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50389
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44289
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43652
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38758
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38237
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1757
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2302
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2108
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1868
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1956
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1850
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1916
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2367
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2326
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2084

Galmudug oo qilaafki ugu xumaa ka taagan yahay
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha Cali Daahir Ciid ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa xilkii looga qaaday Wasiirkii Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Waayeel)