Muxuu ahaa xiriirka goonida ah ee madaxweyne Kenneth Kaunda kala dhexeeyay Soomaaliya?

0
Saturday June 19, 2021 - 14:19:01 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 950
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu ahaa xiriirka goonida ah ee madaxweyne Kenneth Kaunda kala dhexeeyay Soomaaliya?

    Madaxweynihii ugu horreeyay ee Zambia Kenneth Kaunda oo kamid ahaa hoggaamiyeyaashii soo maray qaaradda Afrika, xilligii gumeysi la dirirka ayaa ku geeriyooday da'da 97 sano jir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii ugu horreeyay ee Zambia Kenneth Kaunda oo kamid ahaa hoggaamiyeyaashii soo maray qaaradda Afrika, xilligii gumeysi la dirirka ayaa ku geeriyooday da'da 97 sano jir.

Kenneth Kaunda oo loo yaqaanno, aabaha, Zambia ayaa dalkaasi xukumayay 1964-tii markii ay xorriyadda ka qaateen Ingiriiska ilaa sanadkii 1991-kii.

Dowladda Zambia ayaa sheegtay in Kenneth uu galabnimadii Khamiista ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Lusaka ee caasimadda u ah dalkaas.

Kenneth ayaa la sheegaa inuu xiriir aad u wanaagsan la lahaa Soomaaliya, islamarkaana uu booqday.

Saciid Muuse Daahir oo ku noolaa dalka Zambia, lana kulmay Kenneth Kaunda, balse hadda degan magaalada Toronto ayaa u warramay wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji, ugu horreyna waxa uu Saciid ka jawaabayaa su'aasha ah sida ay qaaradda Afrika u aragto geerida Kenneth?

 

 
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip