Baadiyow & Geedi Waa money minded Maaha Muddulood Minded

0
Sunday August 02, 2015 - 00:18:34 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Baadiyow & Geedi Waa money minded Maaha Muddulood Minded

    Yaa-yaa ragani yeey u adeegaan ??? sow lama dhihi karo waxeey la mid yihiin kuwa faro ku tirska ah ee aanan marna raali ka aheeyn in Shacuubta Muddulood dowlad yeelato,waxeey jeclaadeen in ay u adeegaan Puntland & Jubbaland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Yaa-yaa ragani yeey u adeegaan ??? sow lama dhihi karo waxeey la mid yihiin kuwa faro ku tirska ah ee aanan marna raali ka aheeyn in Shacuubta Muddulood dowlad yeelato,waxeey jeclaadeen in ay u adeegaan Puntland & Jubbaland.

war maxaay u diidan yihiin in ay dadkooda u adeegaan,halkeey ku sheegaan dhulki aay u dhasheen mase Axmed Madoobe & Gaas ayaad u adeegeeysaan,reerka aad ka dhalateen yer iyo weeynba waa arkaan sida aad ugu adeegeeysaan kuwa diidan midnimada Somalia,weli waxaa sifihiina yahay waxa afka qalaad lagu dhaho: money mind maskaxdooda waxaa ka guuxeeya Lacag waxkale kuma jirto.karti ma laha dadka aay ka dhasheen waa kaa aan maamul uusan laheeyn weli isku dilaya baadiyaha,xagee joognaa Geedi waa kaa Jubba ku waashay halka Baadiyow u soo taagan yahay waxaan ka qeeyb-galeeynaa shirka midnimada qaran ee lagu qabanaayo Garowe ,ragaa maxaa ka qaldan ??? maxaa kaafiya mise waxaan leenahay dadka aad ka dhalateen waa idin arkaa fadalan ka towbad keena danuubta aad ku jirtaan ee ah burburinta umada Somali.

Sawirada shaashadaha Tv yada Somali waan idiin aragnaa balse kuwa idiinka danbeeya mal aha karti iyo raganimo aay ku yimaadaan Tv ga sow maadan noqon Call Box maxaa idiinka qaldan ?? Adba ka jawaab Mudduloodow.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip