Kulanka Golaha Shacabka oo furmay & inta badan G/Wasiirada oo goobjoog ah

0
Saturday November 24, 2018 - 11:56:14 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1479
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulanka Golaha Shacabka oo furmay & inta badan G/Wasiirada oo goobjoog ah

    Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka 29-aad kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka 29-aad kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Kulankan ayaa waxaa shir guddoominaya guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad.

Sidoo kale waxa goob joog ah 178 xildhibaan,kuwaasi oo ka qeyb galaya kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka maadaama Maanta uu yahay kulanka mid muhiim ah.

Ajendaha kulanka ayaa ah warbixin maaliyadeedka miisaaniyadda 2018, hindise sharciyeedka wax ka bedelka hanti dhowrka guud ee Qaranka iyo qeybinta hindise sharciyeedka wax ka bedelka sharciga Lam.11_5/12/2006 ee shaqaalaha rayidka dowladda.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip