Warar Hoose Oo Laga Heley Shirkii Albaabada U xirnaa Ee Nuur Cade & Cabdulahi Yuusuf

0
Sunday November 09, 2008 - 18:59:23 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1653
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warar Hoose Oo Laga Heley Shirkii Albaabada U xirnaa Ee Nuur Cade & Cabdulahi Yuusuf

    Madaxweynaha DFKMG Soomaaliya Mudane C/llaahi Yuusuf Axmed Ayaa Wararka Laga helayo Ilo Ku Dhaw Dhaw Waxa ay Xaqiijinayaan inuu aqbaley 10 ka wasiir ee cusub oo uu soo dhisaayo RW. Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha DFKMG Soomaaliya Mudane C/llaahi Yuusuf Axmed Ayaa Wararka Laga helayo Ilo Ku Dhaw Dhaw Waxa ay Xaqiijinayaan inuu aqbaley 10 ka wasiir ee cusub oo uu soo dhisaayo RW. Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade).

 

Madaxweyne Yuusuf oo marka hore gaashaanka udaruuray ayaa marki danbe Aqbalay kadib marki uu dib u eegay Heshiiski Igad ee Horaanti isbuuci na dhaafay kaasi oo qeyb ka ahaa Aqbalida Xukuumada Cusub taas oo qasab kaga dhigtay madaxweynaha in uu Qalinka ku duugo.

RW. Nuur Cade ayaa waxa uu ku naaloonayaa Xulida 10 Wasiir ee Xukuumadiisa Ka gadaal Taageero Balaaran oo ka helayo Beesha Caalamka Golayaasha DFKMG Soomaaliya
 
Sababta ugu weyn ee uu madaxweyne Yuusuf udiidanaa Saxiixa 10ka wasiir ee cusub ayaa waxa ugu wacneed in aysan ku jirin wasiiradi taageersanaa madaxweynaha ay is casilay taas oo qalinka uu ku gudoogay madaxweynaha qudhiisa shirki igad taas oo dhabar jab ku noqotay siyaasada Madaxweyne Yuusuf. 
 
 
Waa kan Qodobka Xasaasiyaadka Dhax dhigay Madaxweyne Yuusuf iyo Ra’iisul Wasaare Cade Ee Shirkii IGad
 
"13:- Waxaa la go'aamiyey in TFI`s ay dhaqan
geliyaan arrimaha soo socda iyo waqtiyada ku qoran:
        
a:- In la magacaabo gole wasiiro taasoo ku saleysan go'aankii Baarlamaanka ee 11kii Octoober 2008, laguna soo dhiso 15 maalmood oo ka bilaabaneysa   
go'aankan."

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip