JAMHUURIYADDA FEDERALKA KMG.SOMALIYA
Muq
20.9.2011
KU;- MADAXWEYNAHA JAMH.FEDERALKA KMG.SOMALIYA
MUQDISHO
KU;-
GUDOOMIYAHA GOLAHA BARLAMAAKA KMG.SOMALIYA
MUQDISHO
KU;- RA,IISULWASAARAHA
DOWLADDA FED.KMG SOMALIYA
MUQDISHO
KU;- DHAMMAAN SAXAAFADDA GUDAHA IYO
DIBADDA
RUGTOODA
OG:- International Community, AU,USA, Afrikan Union Igad,
Arab League,
Islamic Union.
UJEEDO;- SOO GUDBIN CADEYN HORDHAC AH GABOODFAL IYO XASUUQ
LA GEYSTAY
Annagoo tixraaceyna warsaxaafadeedkii aan soo saaray 12.9.2011,kaasoo aan Shacabka Somaliyeed iyo beesha caalamkuba ugu soo bandhigay in Maamulgoboleedka la magacbaxay Buntland uu geystay xasuuq baahsan oo aan gabasho laheyn,dhac baahsan barakicin dad qaxooti ah gubid meelihii ay deganaayeen iyo musaafurin dad maciin bidey in ay ku noolaadaan degaanka maamulkaasi Arxanka daran uu ka taliyo, iyadoo ilaa iyo hadda dad kumayaal gaaraya ay ku xirxiranyihiin qaarkood ayagoo dhaawac ah ayey xabsiyada ku jiraan kuna haystaa daryeel xumo,qaarkood waxay ku xiran yihiin meel aan la ogeyn oo aan aheyn xabsiyada saldhiyada Boliska iyo kuwa gaalshiraha, waxaa kaloo jira sidaan horey u sheegnay kuwa la jirdilay oo xubnaha taranka laga gooyey, laga gubay ,kuwa gacmaha laga gooyey, kuwa indhaha laga bixiyey.
Hadaba Masuuliyiinta Qaranka oo uu ugu horreeyo Madaxweynaha
Jamhuuriyadda Federalka kmg.Somaliya,Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo
Ra,iisulwasaaraha Dowladda, qoraalkaan ugu geyn doonno xafiisyadooda. Shacabka
Soamliyeed ee Gudaha iyo dibadaba ku nool iyo beesha Caalamkuba u soo
bandhigeynaa annagoo u marineynaa qalabka maasmeediyaha cadeyn hordhac ah oo la
xiriirta gaboodfalka aanu horey ugu soo eedeyney maamulka kor ku xusan, iyadoo
cadeyntaani tahay mid hordhac ah ayna dhiman tahay mid kaloo tan ka ballaaran
kana faahfaahsan,waxaa kaloo aan saxaafadda u soo bandhigeynaa qaar ka mid ah
dadkii la jirdilay isla markaasina rasaas lagu furay ayagoo badan oo asaga meyd
ahaan looga tagay isla markaasina la dhacay hantidii uu degaankaasi ku lahaa
.
Dhanka kale Masuuliyiinta Dowladda,Shacabka Somaliyeed ee ku dhaqan
gudaha dalka iyo dibaddiisaba iyo beesha caalamka u sheegeynaa liiska halkaan ku
lifaaqan oo isugu jira rag iyo dumar, caruur iyo ciroole ee gaaraya 206 qof oo
ay xasuuqeen maamulka isku magacaaway Buntaland laga soo bilaabo sanadkii 2007
ilaa iyo bishaan Sebtembar 2011ka, kuwasoo siyaabo kala duwan loogu laayey qaar
xabad lagu dilay qaar tooreey madaxa looga gooyey qaar faasas lagu kala
gooyey.qaar ceego lagu dilay ka dibna la iska tuuray dabadeedna ay eeyo cuneen
jir ahaana laga helay oo kaliya hal cajar rifrifan iyo cagaha hoose intii kalena
ay eeyaha feenteen, iyo qaar buushashkii ay ku jireen lagu gubay oo halkaasi ku
nafbaxay, dadkaasi qaar sedax magac ayaan ka helnay qaar hal magac ayaan ka
helnay qaar laba magac ayaan ka helnay. Kuma jiraan dadkaasi kuwii badda lagu
halaagay, kuwaasi Somalida kale ayaan kala mid nahay. Dadkaan la xasuuqay ee
halkaan ku qoran mid kastaba meesha uu ku dhashay iyo jufada uu ka soo jeedo
ayaa ku hor qoran.
Sidaasi darteed waxaan masuuliyiinta sare ee dowladda ka codsaneynaa in arrintaan aan soo bandhignay wax ka qabtaan isla markaasina ay cadeyso dowladda Somaliyeed mowqifka ay ka qabto xasuuqaan loo qeystay dad aan waxba galabsan oo sababta loo laayeyna ay tahay oo kaliya waxaad ka soo jeedaan gobollada koofureed ama timahiina ayaa jareer ah ama afka aad ku hadashaan ayaa maay ah. Sidoo kale waxaan beelaha Somaliyeed ka codsaneynaa in arrintaan aanu soo bandhignay ay cadeeyaan mowqifka ay ka qabaan isla markaasina ay gacan ka geystaan sidii wax looga qaban lahaa. Sidaasi si la mid ah waxaan beesha caalamka mar labaad ka codsaneynaa in xasuuqaan baahsan ee loo geystay dad megengelyo doon ah oo aan waxba galabsana baaraan waxna ka qabtaan cidii ay ku cadaatana tallaabo ku haboon laga qaado si arrintaan aysan u noqon mid soo noqnoqota ama dhalisa dagaal sokeeye baahsan oo ay dib ugu noqoto Somaliya ama aysan u dhalin is ugaarsi beeleed.
Wabillaahi towfiiq
Fiiro Gaar ah Dhanka Hoose ka aqri magacyada.
- Magacyada dadkii lagu diley mamulka puntland oo
fahfahsan
S/N Magaca Marxuunka Meesha uu ku Dhashey Reerkiisa
Faalo
1. Ali Macalin Huseen Barbaar Hubeer
2. Mustaf
Macalin Ibraahim Barbaar Hubeer
3. Ali Kuulow Barbaar Hubeer
4.
Hasan Huseen Nuur Barbaar Hubeer
5. Abdiqadir Macalin Ali Barbaar Hubeer
6. Hasan Mursal Cali Ufuroow Luwaay
7. Mustaf Tayow Ufuroow Luwaay
8. Baba kabir Hajji Kasar Ufuroow Luwaay
9. Maxamed Aadan Maxamed
Huddur Luwaay
10. Maxamed Ali Maxamed Huddur Luwaay
11. Maxamed Isaq
luwaayow Huddur Luwaay
12. Hasan Abdi Gash Berdaale Luwaay
13. Macalin
Nuunow Buulle Baydhaba Luwaay
14. Abdullahi Isaaq Bakar Baydhaba Luwaay
15. Siidnuur Husseen Aadan Qasacdheere Geelidle
16. Malaaq Aadan Yere
Qasacdheere Geelidle
17. Abdullahi Geedi Xasan Qasacdheere Geelidle
18. Aadan Isaaq Yuusuf Qasacdheere Geelidle
19. Aadan Bes Qasacdheere
Geelidle
20. Mundul Mustaf Baydhaba Hariin
21. Aadan Hasan Awshini
Hariin
22. Isaaq Qoloy Moolmad Hariin
23. Ibraahim Aadan Sheekh
Moolmad Hariin
24. Mustaf Maadey Moolmad Hariin
25. Aweys Aadan
Abduraxman Dormar Hariin
26. Abdirashiid Ali Oyow Gof gaduud Hariin
27. Abshir Macalin Nuuri Shabeelow Leysaan
28. Maxamed Aadan Wajid
Leysaan
29. Madhar Yuusuf Abduraxman Towsweyni Leysaan
30. Xasan
Ibraahim Wardiid Heero jiif Leysaan
31. Ali Gelgelow Qasi oomin Leysaan
32. Maxamed Osman Bala Doolow Leysaan
33. Macalin Hasan Ibraahim
Shabeelow Leysaan
34. Ibraahim Maxamed Gof gaduud Leysaan
35. Abdi
Yuusuf Mahad Shabeelow Leysaan
36. Keynaan Aadan Ibraahim Keerow malaqdi
Leysaan
37. Mustaf Sheekh Maxamed Abal Leysaan
38. Yasiin Sanbir
Daayow Berdaale Leysaan
39. Maxamed Alin Xuseen Abal Leysaan
40.
Abdirashiid Ali Yerow Qof gaduud Leysaan
41. Cali maxamed Huseen Kismaayo
Leysaan
42. Cali Liibaan Shabeelow Leysaan
43. Mukhtar Xuseen
Towsiili Leysaan
44. Huseen Hubirow Shabeelow Leysaan
45. Ibraahim
Gaduudow Berdale Leysaan
46. Makail Aadan Abdi Berdale Leysaan
47.
Aadan Kusow Qasi oomini Leysaan
48. Ibraahim Aadan Jafey Leysaan
49. Abdi Aadan Barbar Baydhaba Leysaan
50. Ibraahim Aadan Burhakabe
Eelaay
51. Maxamed Umar Burhakabe Eelaay
52. Abdi Aadan Buflen Qasi
oomini Eelaay
53. Macali Aadan Gadow Burhakabe Eelaay
54. Macalin
Xuseen Burhakabe Eelaay
55. Abdulahi Fakow Burhakabe Eelaay
56.
Abdulahi Aadan Yasiin Burhakabe Eelaay
57. Yuusuf Axmed Ali Burhakabe
Eelaay
58. Abdow Ismaciil Burhakabe Eelaay
59. Oman Axmed Sidow
Burhakabe Eelaay
60. Hasan Axmed Burhakabe Eelaay
61. Maxamed Cali
Huseen Burhakabe Eelaay
62. Xuseen Usmaan Jeeri Burhakabe Eelaay
63.
64. Macalin Ibraahim Eelaay Eelaay
65. Macalin Maxamed
Eelaay Eelaay
66. Macalin Huwa Eelaay Eelaay
67. Garen Maxamed Huseen
Burhakabe Eelaay
68. Cali Macalin Sheekh burhakabe Eelaay
69.
Abdiasiis Gawaweyn Burhakabe Eelaay
70. Jeeri Bakale Burhakabe Eelaay
71. Isaaq Cali Nuur Eel boon Jiroon
72. Hasan Yuusuf Maxamed Buur
bakaar Jiroon
73. Isaaq Baadiyow Aadan Buur bakaar Jiroon
74. Xuseen
Maxamed Wajid Jiroon
75. Maxamed Xuseen Nuur Wajid Jiroon
76. Hasan
Shariif Deer Sarmaan Jiroon
77. Aadan Ibraahim Wajid Jiroon
78.
Maxamed Isaaq Ibraahim Baydhaba Jiroon
79. Abdulaahi Abdi Abare Wajid
Jiroon
80. Mukhtar Sheegow Alfotow Jiido
81. Aadan Abdi Xasan Kurtun
waarey Jiido
82. Abdi osmaan shonqolow Ali tawtaw Jiido
83. Ibraahim
siidow gubeyle Qoryooley Jiido
84. Hasan Maganow Bursashe Qoryooley Jiido
85. Huseen Hasan Osman Qoryooley Jiido
86. Huseen Aadan Burtaley
kurtunwarey Jiido
87. Abrow hasan Ibraahim Qoryooley Jiido
88. Osmaan
Aadan Ali Baraawe Jiido
89. Mashuur Macalin Maxamed Qoryooley Jiido
90. Abdulaahi Sakow Abdi Qoryooley Jiido
91. Sheekh Nuur Ali
Mubaarak Begedi
92. Abduraxman Omar Maxamed karaan Begadi
93. Abuukar
Huseen Nuunow mubaarak Begedi
94. Hasan Ibraahim Dayow qoryoley Gare
95. Hasan maxamed Nuur Ceel waaq Gare
96. Abdulaahi Ibraahim Osmaan
Toritorow Gare
97. Omar Maxamed Hasan Awdiinle Wanjeel
98. Abdiraxman
Yerow Kurtunwarey Wanjeel
99. Maxamed Mire Yowkoyow yowkooyow Wanjeel
100. Abdulraxman Ali Macalin yowkooyow Wanjeel
101. Maxamed Sheekh
Huseen yowkooyow Wanjeel
102. Abdinuur Adan Maxamed yowkooyow Wanjeel
103. Abdiraxman Ali Macalin yowkooyow Wanjeel
104. Cali Abdi Aadan
yowkooyow Wanjeel
105. Hasan Abdulahi Gash Berdaale Garwaale
106.
Macalin Nuurow Bulle Baydhaba Garwaale
107. Abdulaahi Isaaq Bakar Baydhaba
Garwaale
108. Maxamed Ali Ibraahim Sarmaan Haraaw
109. Abdurashiid Ali
Ooyow Gofgaduud Haraaw
110. Nuurow Aadan Haraaw
111. Maxamed Yere
Gofgaduud Haraaw
112. Maxamed Isaaq Aadan Huddur Hadamo
113. Maxamed
Shiniyow Huddur Hadamo
114. Aweys Maxamed Aadan Huddur Hadamo
115.
Maxamed manur Mad Kheyr Huddur Hadamo
116. Hasan Maxamed Yuusuf Huddur
Hadamo
117. Xasan Abduraxman Yerow Heledi Heledi
118. Abdi Yerow
Osmaan Heledi Heledi
119. Maxamed Aflow Ciise Heledi Heledi
120.
Ibraahim Cali Xasan Heledi Heledi
121. Daahir Abdi Ali Macalinweyne
Macalinweyne
122. Ibraahim Guduudow Macalinweyne Macalinweyne
123.
Abdiasiis Aadan Xasan macalinweyne Macalinweyne
124. Xasan Ali keerow
Macalinweyne Macalinweyne
125. Cabdulqadir Dheerow Macalinweyne
Macalinweyne
126. Cabdi maxamed keerow Reer dumaal Reer dumaal
127.
Jinow Xasan Abdiraxman Ajuuraan Ajuuraan
128. Malibow Xasan Abdiraxman
AJuuraan Ajuuraan
129. Biyimaalow Sh. M. Abdirax Ajuuraan Ajuuraan
130. Midoowe Ibraahim Kuulow Ajuuraan Ajuuraan
131. Macalin Aadan
Garre Garre
132. Macalin Xasan Garre Garre
133. Isaaq Bowli Jiroon
Jiroon
134. Sheikh Ali Baab kabiir luwaay Luwaay
135. Boorow Aadan
Dabare Dabare
136. Cali Nuurow Hariin Hariin
137. Xasan Macalin Hariin
Hariin
138. Maxamed Aadan Hariin Hariin
139. Axmed Cali Hariin Hariin
140. Cismaan Hariin Hariin
141. Aadan Maaley Hariin Hariin
142.
Rashiid Cali Ooyaaye Haraaw Haraaw
143. Maxamed Isaaq Osobey Haraaw Haraaw
144. Axmed Maxamed nuur Hadamo Hadamo
145. Macalin Aadan Geelidle
Geelidle
146. Dalmar Dabare Dalmar
147. Ibrahim Huseen Cismaan Dabare
Dabare
148. Cusman Madey Doore Dabare Dabare
149. Maxamed macalin
usmaan SH dhexe Jareer
150. Usmaan Xuseen Abdi SH dhexe Jareer
151.
Muuse Maxamuud Ali SH. dhexe Jareer weyne
152. Xasan Maxamed Cilmi SH.
Dhexe Jareer weyne
153. Cali yere Sheekh Axmed SH.Dhexe Jareer weyne
154. Cusmaan Abdullahi Celoow Hiiraan Jareer weyne
155. Abdiqadir
Mahdi mahadey Hiiraan Jareer weyne
156. Jamal cismaan ciise Hiiraan
Jareer weyne
157. Qaliif Xasan Muuse Hiiraan Jareer weyne
158.
Cabdulqadir muxudiin eenow Hiiraan Jareer weyne
159. Haji yerow Muuse
SH.Hoose Jareer weyne
160. Sheikh cusmaan muudey SH.Hoose Jareer weyne
161. Macalin Abdulqadir eedin SH.Hoose Jareer weyne
162. Cali Salax
Axmed SH.Hoose Jareer weyne
163. Cabdi Haji mursal Jubada dhexe Jareer
weyne
164. Muuse Abdiraxman Jubada dhexe Jareer weyne
165. Macalin
Yaxye maxamed Jubada dhexe Jareer weyne
166. Salax Abdi Barjan Jubada
dhexe Jareer weyne
167. Jekey maguwa maziya Jubada Hoose Jareer weyne
168. Shangule Mahiya Keysi Jubada Hoose Jareer weyne
169. Aweys jumaki
basiya Jubada Hoose Jareer weyne
170. Janjero cismaan Jnajero Jubada Hoose
Jareer weyne
171. Makuuma Cali Jubada Hoose Jareer weyne
172. Keenow
cismaan eenow Jubada Hoose Jareer weyne
173. Oneera maxamed Kazowa Jubada
Hoose Jareer weyne
174. Cabdirashiid macalin Nuur SH.Hoose Jareer weyne
175. Macalin Maxamed Cali SH.Hoose Jareer weyne
176. Cusmaan Axmed
Suge SH.Hoose Jareer weyne
177. Suleyman Haji Ibraahim SH.Hoose Jareer
weyne
178. Abdiraxman Omar Ali SH.Hoose Jareer weyne
179. Isaaq Sheekh
Muse Omar SH.Hoose Jareer weyne
180. Maxamed Omar mustaf SH.Hoose Jareer
weyne
181. Geedow Ciise Maxamed SH.Hoose Jareer weyne
182. Sadiiq Abdi
Sugoow SH.Hoose Jareer weyne
183. Nuur Cali xusseen SH.Hoose Jareer weyne
184. Maxamed Aadan Macalin SH.Hoose Jareer weyne
185. Xasan Abdi Haji
Omar SH.Hoose Jareer weyne
186. Osmaan Cabdi Cali SH.Hoose Jareer weyne
187. Soomoow Haji nuur Jubada dhexe Jareer weyne
188. Madoowe mahdi
ali Jubada dhexe Jareer weyne
189. Muudeey axmed guure Jubada dhexe Jareer
weyne
190. Ibraahim xasan haaji Jubada dhexe Jareer weyne
191.
Abdiraxman xasan cali Sarmaan Ashraaf
192. Xasan madeey ali Gelgel
Ashraaf
193. Maxamed isaaq aadan bardheere Ashraaf
194. Cali ibraahim
aadan Xuddur Ashraaf
195. Abdiraxman macalin abshir Shabeelow Ashraaf
196. Ciise xusseen nuurow sarmaan Ashraaf
197. Xuseen sheikh maxamed
Baydhaba yantaar
198. Madiina maxame yerow baydhaba leysaan Naag uur leh
199. Iimaan warsami ufurow Luwaay
200. Madiino macalin eylo eylo Iyo
cunugeeda
201. Sharma’arke M wardhere
202. Aadan Malaay baydhaba
Leysaan
203. Abdi yere baydhaba Leysaan
204. Mandhar Macalin Berdaale
leysaan
205. Ibraahim gaduudow Luuq Macalinweyne
206. Xasan abdiraxman
yerow heledi heledi
--------------------------------
Maxamuud Axmed Xasan
Web Updating,
Somaliweyn Website
Mob: +2526-15573321-+252-699-995088
xuurshe20@hotmail.com-Xuurshe114@gmail.com
www.somaliweyn.com
Magacyada Dadka kasoo jeeda Bay,Bakool ee Puntland Lagudilay
Xildhibaano maanta Muqdisho kusoo bandhigay magacyada Dadka reer Konfurka ee lagu Dilay Puntland (Warsaxaafadeed)