Tacsi: Yaasiin Xaaji Xuseen Max'ud Ow Cumar

0
Wednesday July 11, 2012 - 22:54:57 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 7891
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Yaasiin Xaaji Xuseen Max'ud Ow Cumar

    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Geeridu Waa Xaq waana shey naf waliba dhadhamin doonto, Alaah Unaxariiste waxa ifka maanta katagay marxuum Yaasiin Xaaji Xuseen maxamud Ow Cumar oo kugeeriyooday isbitaalka Keysaney ee duleedka Magaalada Muqdish

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Geeridu Waa Xaq waana shey naf waliba dhadhamin doonto, Alaah Unaxariiste waxa ifka maanta katagay marxuum Yaasiin Xaaji Xuseen maxamud Ow Cumar oo kugeeriyooday isbitaalka Keysaney ee duleedka Magaalada Muqdisho.
Dhamaan Culuma'udiinka Reer Warsheekh, Guud ahaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh Waxey tacsi tiiraanyo leh udirayaan ehelka iyo qaraabadi uu kabaxay Alaah Unaxariistee Marxuum yaasiin Xaaji Xuseen oo maanta lagu duugay qabuuraha Sheekh Cali Cabdule iyagoo marxuumkana eebe uga baryay inuu janatu Fardowso ka waraabiyo. AAAAAAAAAAAMIIIIIN.

Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajiciin.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip