Cumar C/rashiid Cali Sharmaake Oo Goordhow Tanaasulay

0
Wednesday February 08, 2017 - 17:33:58 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 2047
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cumar C/rashiid Cali Sharmaake Oo Goordhow Tanaasulay

    War hada naga soo gaaray Xarunta ay ka socoto Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa uu sheegayaa in uu Goordhow Tanaasulay Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo kamid ahaa 22 Musharax ee doonayay inay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War hada naga soo gaaray Xarunta ay ka socoto Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa uu sheegayaa in uu Goordhow Tanaasulay Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo kamid ahaa 22 Musharax ee doonayay inay noqdan Madaxweynaha Soomaaliya.

Inta aan loo gudbin Wareega Labaad Codeynta Doorashada Madaxweynaha ayaa Ra’iisul Wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke waxaa uu ku dhawaaqay inuu ka Tanaasulay u Tartanka Xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Tanaasulida uu sameeyey Mudane Cumara ayaa wageera 2 aad waxa ay ka Dhigaysaa inay tartamaan Musharixiinta kala ah Xasan Sheekh Maxamuud Maxamewd C/laahi Maxamed Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip