War Deg Deg Ah:-Qarax Culus oo goordhow ka dhacay Muqdisho

0
Monday November 26, 2018 - 13:28:39 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 2125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Qarax Culus oo goordhow ka dhacay Muqdisho

    Waxaa goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa, iyadoona la sheegay inuu ku Qarxay Suuqa Degmada Wadajir oo ah Goob aad u Mashquul badan.

Qaraxa ka dhacay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ilaa iyo hada lama Oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxaasi.





Wixii kusoo kordha la soco Insha Allaah

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip