Ogeysiis kusocda Somalida Sweden & Siyarada Sh: Cabdi Celi & Sh: Mux’ed Sh: Cabdi

0
Thursday November 29, 2012 - 00:50:15 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1991
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis kusocda Somalida Sweden & Siyarada Sh: Cabdi Celi & Sh: Mux’ed Sh: Cabdi

    Jameecada Ahlu-sunna waljameeca ee wadankaan Swedan gaar ahaan magaalada Göteborg (Gothenburg) waxaa lagu wargilinayaa in la qabanaayo siyaaradii Mashaa.ikhda kala ah Shiikh Cabdiraxmaan Shiikh Cumar (Sh. Cabdi Celi) iyo Shiikh Muxumud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jameecada Ahlu-sunna waljameeca ee wadankaan Swedan gaar ahaan magaalada Göteborg (Gothenburg) waxaa lagu wargilinayaa in la qabanaayo siyaaradii Mashaa.ikhda kala ah Shiikh Cabdiraxmaan Shiikh Cumar (Sh. Cabdi Celi) iyo Shiikh Muxumud Shiikh Cabdiraxmaan. waxaana lagu qabanayaa Lokaalka ku yaalo Friskväderstorget Hisingen-Göteborg. Siyaarada waxaa la qabanayaa galabta jimcaha taariikhda marka ey tahay todobada December labada kun iyo labada

(2012-12-07) waxeyna bilaabaneysaa sagaal saac galabnimo (15:00) waxeyna soconeysaa ilaa habeenka sabtida saqda dhexe 2012-12-08 saacada sagaal saac habeenimo (03:00). marka jameecada wiillal iyo gabdho ka soo qeybgal wanaagsan.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip