Miroslav Klose Oo Ka Caawiyay Kooxdiisa Lazio In Ay Ka Badiyaan Kooxda Inter Milan.

0
Sunday December 16, 2012 - 09:30:05 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Miroslav Klose Oo Ka Caawiyay Kooxdiisa Lazio In Ay Ka Badiyaan Kooxda Inter Milan.

    Ciyaar aad u xiiso badan oo ka tirsan Horyaalka Serie A ayaa caawa ka dhacday Garoonka Kooxda Lazio taas oo dhex martay Kooxaha Lazio Vs Inter Milan waxaana 1 iyo 0 ku badiyay Kooxda Lazio.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaar aad u xiiso badan oo ka tirsan Horyaalka Serie A ayaa caawa ka dhacday Garoonka Kooxda Lazio taas oo dhex martay Kooxaha Lazio Vs Inter Milan waxaana 1 iyo 0 ku badiyay Kooxda Lazio.
Ciyaariyahanka Reer Germany Miroslav Klose Gool uu dhaliyay Daqiiqadii 82 ayaa ka caawiyay Kooxda Lazio in ay Garoonkoodu ku dubtaan Kooxda ku jirta Kaalinta Labaad ee Inter Milan.

Kooxda Lazio ayaa haatan leh 33 Dhibcood waxeeyna hal 5 Dhibcood ka hooseeysaa Kooxda Hogaanka Heeysa ee Juventus oo leh 38 Dhibcood Balse Ciyaareeyso Beri Halka Kooxda Inter Milan ay lee dahay 34 Dhibcood.

Dhanka kale Kulankaan waxaa ka horeeyay kulan kale oo ka tirsan Horyaalka Serie A waxuuna dhex maray Kooxaha kala ah Udinese Vs Palermo labada kooxna way isku garab dhaceyn 1 iyo 1.

Kulamada kale ee Kooxaha Horyaalka Serie A waxaa la ciyaaraa Badankooda Maalinta Berito ah haduu alle idmo insha allah.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip